19/03/2026
DHAMMAAN ARDAYDA JAAMACADDA ADAMA (ASTU): CIID MUBAARAK! 🌙✨
Munaasibadda qaaliga ah ee Ciidda awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaa dhamaan ardayda jamacada Adama science and technology(ASTU)
Illaahay ha inaga aqbalo acmaasha suubban, sannadkan sannadkiisana bash-bash iyo barwaaqo alle ha inagu gaadhsiiyo.
Ciid Wanaagsan Dhamantiin! 🤝✨
Kullu Caam Wa Antum Bikhayr!👏