06/03/2026
Aduun waxaan maraynaa Aqoontii laga tagay oo waxba lagu falin
Meejii waagii h**e maskaxda wax lagu kaydsanjiray Hada mobil baa dadkii maskax unoqday saa darteed dadkii bilaa Caqli ayay wada Noqdeen
02/03/2026
Dalalka QATAR & Imaaraatka oo ah halka ay ku kala wareegaan diyaaradaha ugu badan ee Qaaradda Aasiya ayaa xeray garoomadooda diyaaradaha, waxaana baaqday inka badan 5400 oo Duulimaad Caalami ah Shalay iyo maanta oo kaliya.
Waa khasaaraha ugu yar ee soo gaaray dalalka Khaliijka, maadaama labo maalin oo kaliya la baajiyay inka badan 5000 oo Duulimaad oo ganacsi iyo dalxiis ka koobnaa.
02/03/2026
Waxaa muuqata in adeegsiga Marinka Hormuz uu joogsaday sabab la xariirta dagaalka oo galay maalintii seddexaad, iyadoo durba la diiwaan geliyay kororka 25% Qiimaha shidaalka Qaaradda Yurub.
Iran waxay ku hanjabtay inay kordhin doonto Duqeymaha iyo Weerarada ay la eeganayaan deegaanada ISR ka qabsatay Falastiin, taasi oo ka dhigan inay beegsan doonaan deegaanada Daanta Galbeed, halkaasi oo saacadihii lasoo dhaafay duqeymo badan ay ku dhaceen.
Tehran duqeymo culus ayaa la diiwaangeliyay, iyadoo sidoo kale Caasimada ISR iyo deegaano kale gantaalo ay duhurnimadaan ku dhaceen.
14/02/2026
لا تخبر أمّك بما يحزنك لأنّها تحزن أضعاف حزنك
أمّك ثمّ أمّك ثمّ أمّك
14/02/2026
Hilibka culimadu waa sun qofkii uriya wuu ku xanuunsadaa qofkii cunana wuu ku dhintaaa
06/11/2025
الورد اللطيف ma aqrisaa mise Maya
Hadaada Aqoonin sawiraanta hoos ku xusan kabaro