Asc ruuxa muslimka ah wuxuu qiimihiisu yahay inta alla kacabsigiisu uu yahay,bulshada dhexdeeda wuxuu qiimihiisu yahay inta waxtarkiisa guud uu yahay waxaa laakiin aad ubadan dad magaca diineed xambaarsan oon dan umadeed iyo mid diineed aan midna wax ka qabanin laakiin hagar daameeya ruux kasta oo wax qabanaya turuntureeyana wax kastoo horumar ah kuwaasi waa kuwa kusuntan (واذا قيل لهم لاتفسدوا في الارض قالوا انما نحن مصلحون@الا انهم هم المفسدون
المصلحون المفسدون.
Bashir Sheikh Hassan Abdi Page
Asc waad ku maadsantihiin inaad ka mid noqotaan asxaabta ku xiran Pagekeega Shukran
09/10/2025
Caawa oo jumca ah saliga nabiga hala badiyo maxaa yeelay waan faranahay اللهم صل علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي آل إبراهيم انك حميد مجيد
وبارك علي محمد وعلي آل محمد كما باركت علي إبراهيم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
٢-ويومئذ يفرح المؤمنون بنصر الله ينصر من يشاء
وكان حقا علينا نصر المؤمنين
Sadex ruux mas uuliyad looma dhiibto
1-urursade 2-aarassed 3-iyo ku amar taagleeye
Quruxda bani aadamku waa diinta islaamka
11/05/2025
Xaflada Qalin Jabinta Ee Markaz Daarul Aafaq Garissa Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.
27/11/2024
Asc dhamaan dhinacyada uu kadhaxeeyo khilaafka jubaland ayaa waxay umuuqataa inaysan ka fikirin aayatiinka ka dhalan kara isku dhac hubaysan oo qarxa waxaana isleeyahay 1-waxaa la fulinayaa ajandayaal shisheeye ama la ogyahay ama la moogyahay 2-Waxaa muuqata ama aniga tayda ha noqoto dhiiga dhalin yarada soomaaliyeed ha qulqulo 3-in cadawga soomaaliyeed laga farxiyo hooyooyinka soomaaliyeedna laga oohiyo 4-wadanka intiisa badan gacan cadaw oo kala duwan ku jira in la bilaabo dagaal qaab beeleed isu basdali doona waxay u egtahay maxaa iga galay dad diin iyo dalba dantaydu k**a dhex muuqata e 5-dhalanteed dhinacyo iska soo hor jeeda dhalaan soomaaliyeed baa la agoontaynayaa hadhawna dhibaato u dyacmi doona 6-dhiiga in ladaadiyo loo haliilaayo waa dhiig muslim ruuxii banaystana wuu ku gaaloobi ruuxii si kale uun qayb uga noqdana na dagaal fidno yuu qayb ka yahay
waxay aritani ubaahantay inta ayna gaadhin meel aan waxba laga qaban doonin in daddal kasta lagu bixiyo ka hortaga dagaal ka qarxa jubaland qaybaha bulshadana marda ha tuuraan balaayo gafuur laqabtay leedahaye daba la qabto ma laha intayna dhicin war hashu markay meeshan maraysay yaa yax yidhaahda war danaystayaasha ummada halaga gaadho.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
00610