Somcourse

Somcourse

Share

Somcourse "Rajada Jiilka Cusub"
โ—Maalin Cusub
โ—Xirfad Cusub
โ—Fursad Cusub

-Kusoo Biir
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/Somcourse

Kusoo biir asxaabteena Telegram ka oo soo fiiri faalada ardeyda dufcadihii h**e;
๐Ÿ‘‰ https://t.me/Somcourse
๐Ÿ‘‰ https://t.me/Somcourse

14/06/2026

Ma haysaa ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ oo aad muddo ku hammineysay hirgalinteeda, laakiin aad ku wareertay Wadadii Saxda ahayd ee aad umari lahayd?

Ama madoonaysaa inaad ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ผ adigoo ka faa'iidaysanaya fursadaha dijitaalka ee maanta jira?

Ku soo biir ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ oo ah koorso aad si practical ah ugu baran doonto sida loo dhiso fikrado ganacsi, soda loo xaqiijiyo fikradahaaga, sida loo dhiso Business Model, loona diyaariyo Startup Plan iyo Pitch xirfadaysan.

๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€-๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป waxaa hagi doona Yusuf Sodal, MSMEs Specialist, wuxuuna si gaar ah ugu habboon yahay dhalinyarada, ardayda, freelancers-ka, iyo qof kasta oo doonaya inuu bilaabo ama horumariyo ganacsi dijitaal-ka la jaanqaada.

๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐๐š๐š๐๐š ๐ฎ ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š.

๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ:

๐Ÿ•— Evening Class 08:00pm
โณ Duration 4 Weeks
๐ŸŽ“ Certificate Yes
๐Ÿ‘ฅ Limited to 30 Students

Isdiiwaangeli maanta๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“ž wa.me/+252614287820

s

Photos from Somcourse's post 13/06/2026

Mid ka mid ah qeybihii ugu xiisaha badnaa ee Somcourse Digital Marketing Bootcamp ee maanta waxay ahayd qeybta Group Discussion-ka.

Ardaydu waxay si firfircoon uga wada hadleen fikrado la xiriira digital marketing-ka, waxay is dhaafsadeen aragtiyo, suโ€™aalo, iyo fahamkooda ku saabsan sida ganacsiyada maanta uga faaโ€™iideysan karaan digital platforms-ka.

Qeybtan waxay muujisay in waxbarashada practical-ka ahi aysan ku koobnayn cashar la dhageysto oo keliya, balse ay tahay dood, fikir wadaag, falanqeyn iyo in ardaydu si dhab ah uga qeyb qaataan waxa ay baranayaan.

Waxaan ku faraxsannahay sida ay ardaydu u muujiyeen kalsooni, xiiso, dadaal iyo diyaar garow ay ku dhisayaan xirfadahooda digital-ka.

Photos from Somcourse's post 13/06/2026

Alxamdulillaah, si qurux badan oo xamaasad leh ayuu noogu bilowday Somcourse Digital Marketing Bootcamp.

Maanta ardaydu waxay qaateen Week 1, Session 1, oo ku saabsanaa bilowga iyo fahamka aasaasiga ah ee Digital Marketing. Casharku wuxuu ku furmay si ka wanaagsan sidii la filayay, iyadoo ardaydu muujiyeen xiiso, firfircooni iyo diyaar garow dhab ah.

Bootcamp-kaan wuxuu dhalinyarada siinayaa fursad ay si practical ah ugu bartaan xirfadda digital marketing-ka, sida strategies-ka, content creation, social media marketing iyo paid advertising oo ah sida xayeysiimaha loo rooro.

Waxaan rajeyneynaa in labada toddobaad ee soo socda ay noqdaan safar waxbarasho iyo fursad cusub oo u furanta ardayda.

Mahad gaar ah ardayda, macallimiinta iyo dhammaan qof walba oo ka shaqeeyay hirgelinta bootcamp-kaan.

08/06/2026

Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.?

๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ, waa tababar ๐Ÿฏ ๐˜๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising.

๐๐จ๐จ๐ญ๐œ๐š๐ฆ๐ฉ-๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š:

โœ… Foundation of Digital Marketing and Strategy
โœ… Content Marketing, Creation and Planning
โœ… Social Media Marketing and Paid Advertising

Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka.

โฒ๏ธ Start Date: 13 June 2026
โณ Duration: 3 Weeks
๐ŸŽ“ Certificate: Yes
๐Ÿ“ On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu
๐Ÿ‘ฅ Limited Seats: 20 Students Only

Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada.

Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay.

โ˜Ž๏ธ Wa.me/+252614287820

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Nairobi
254