28/05/2026
AI full Course| Ugu danbeen course kii Artificial Intelligience ee aad sugeyseen banaanka ayuu yimid.
Dunidda maanta Digital intelligience,si baahsan ayuu nolosheena usaameeyay; Ganacsiyadda,shaqooyinka,waxbarashada si guud nolosheena oo dhan.
Xaqiiqatan markii aan aad ugu fiirsaday bulshadeena qeyb kasta oo kamid ah 90% level ka 1aad ee AI ayeey joogaan.Calashaan wali wax badan ayaa kamaqan. Sidaas darteed waxaan isku howlay oo aan waqti galiyay course kaan AI full course oo caawinaaya qofkasta bilaaw ilaa qofku uu levels ka sare ka gaaro garaadkan macmalka ah ee AI.
Waliba anigga oo aan iska indha tireen jeebka dhalinyarta ayaan ka dhigay almost free course kaan,yacnii qidmdda mid aad uyar ayaan ka dhigay waliba hadda asbuucaan discount 50% ah ayaan galinay.
Hadii sanadkaan eey jirto fursad kusoo martay oo eey tahay in aad si dhab ah uga faaideysato waa tan dhab ahaantii fursadaasi.
Ka faaideysi wacan saaxiibayaal.
28/05/2026
AI course kii aad sugeeyseen ugu danbeeyn waa diyaar!
Insha allah asbuucaana dhalinyarta discount weyn ayaan usameeynay waa intii ka faaideysata.
Sidaas lasocda dhalinyaro.
28/05/2026
🚀 AI FULL COURSE — LEVEL UP YOUR FUTURE
Master the power of AI from beginner to advanced.
Unlock Level 3 & Level 4 AI skills and learn how to use:
• AI Tools
• AI Agents
• Automation
• Content Creation
• Digital Business Systems
This course is designed for people who want to deeply understand AI and use it to build opportunities, income, and the future they want.
The future belongs to those who understand AI. 🔥
28/05/2026
Duqa ma bareeray. Oo hadda wuxuu leeyahay GM xabad baan ku qabsanayaa.
Hadeey taasi duqa usuurta gasho wax danboo laga dhigaayaahi majiraan. Note that.
27/05/2026
Toos ayaa loo kala shakiyay😂se waa sidaan rabay. Wali duqa meel cidlaabuu qoor sagaaro kuhayaa
27/05/2026
Hassan tan haduu latago walahi wax danbe oo laga dhugi doonaahi majiraan.
27/05/2026
Jugtii yeertaa rag beeysan uga darin😂yarkaana buuqaan halagugu bartuu isleeyahay! Horta fudeedkii isaggu ma iska daayay saadaq waa nin janan ah oo aad aan u naqaane
27/05/2026
Kolee afka waxba la iskuma reeban ee bahasha naga fududeeya! Ilaa waxaa la isla maraa “waligeeyba waan kaa adkaa adiga iyo waxa aad lasocoto”
27/05/2026
Duqa haloo sheego oo yaan loo qarin case kaan waa mid ka duwan dhamaan kuwii kale.
Haloo sheego oo yaan laga qarin in Dhuusamareeb eeysan aheyn meel uu dab ka shidi karo.
Arrinka uu ka shaqeeynaayo ilama ahan in mission kaas uu noqonaayo mid guuleysta,laakiin duqa haka fikirin waxa uu ka galaafan doono.
Maahan meeshaas meel game ka noocaan ah uu ka shaqeeyo. War duqa armuu bomb ku cayaarayaa!!
27/05/2026
“Waa Maalin cad oo la isku jeedo” Madaxweyne Qoor Qoor.
Ninkii hassan sheikh ahaa gurigee kudumay in eey ka dhacdaan umaleynaa wllhi waan ubaqayaa😂.
Mar hadiiiba waa la isku jeedaa eey bahashu mareyso waa baraka maleh.