NADIR Institute of Safety waa xarun waxbarsho oo e-learning ah, oo lagu barto qaybaha kala duwan ee culuumta Safety-ga, waana machadkii ugu horeeyey soomaalida ee soo bandhiga culuumta safety-ga oo lagu bixinayo Af-somali.
Red Sea professional academy generate the leaders of tomorrow