Madaxa Imtixaanaadka Dugsiga
Adal primary & secondary school
ADAL SCHOOLS WAA GOOB AAD KA HELI KARTO WAX BARASHO HEER SARE AH IYO BARAYAAL XIRFAD FIICAN U LEH WAX BARISTA ARDAYDA
21/05/2026
Shaley waxa la sagootiyay ardayda fasalka 4A & 4B ee dugsiga adal oo u qalin badishay dugsiga dhexe ee fasalka 5aad
Waxa shaley si rasmiya usoo afmeermay Cupka dugsiga oo mudo soo socday. Waxa final ku kala qaaday fasalada 8A iyo 8B
Waxa cupka ku guulaystay Fasalka 8/A
Ardayda Fasalka 7aad oo Dalxiis u tagay Gebilay
15/05/2026
Ardayda fasalka 7A iyo Maamulka dugsiga Adal ayaa shaley dalxiis u tagay Gebilay.
iyagoo ay ka muuqato siday ugu diyaarsan yihiin 18 May ee inagu soo dhow
Maamulka iyo Qayb ka mida macalimiinta Dugsiga Adal Primary and secondary school
08/05/2026
Dugsiga Adal primary and secondary school oo ku jira diyaar galaw balaadhan oo lagu xusayo 18 May ee fooda inagu soo haya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Borama