22/07/2025
OGEYSIIS............. OGEYSIIS..........OGEYSIIS.
Dugsiga Abu-Rayan waxa uu ugu bushaaraynayaa dhamaan waalidiinta ubadkooda la jecel inay helaan waxbarasho tayo sare leh, in dugsiga ay ka socoto diwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Fasalada uu dugsigu qaadanayo:-
1. Fasalka 5aad
2. fasalka 4aad
3. fasalka 3aad
4. fasalka 2aad
5. fasalka 1aad
wixii faahfaahina kala soo xidhiidh,
0638497420
0634660203
Ama soo booqo xarunta dugsiga oo ku taala magaalada boorama gaar ahaan xaafada sh cali
Saldhiga birmadka agteeda
13/07/2025