๐๐ข๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐-๐ค๐ ๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฌ๐๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ
Alpha University Burco
fans
Alpha University Burco
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alpha University Burco, College & University, near Dahabshiil main office, Burao.
Alpha University Burao, is part of branches for Alpha University, and Burao Branch is an indigenous private university established in late 2014 in Burao, with the aim of playing a significant role in the country's Educational development goal.
Jaamacadda Alpha โ Burco
Kuliyadda Arrimaha Bulshada iyo Dhaqaalaha
Ogeysiis Muhiim ah
Jaamacadda Alpha Burco waxay hirgelinaysaa Barnaamijka Waxbarashada Dadban (Informal Education Program) oo laga fulinayo afarta degmo ee Burco, si bulshada aan helin waxbarashada aasaasiga ah loo siiyo fursado waxbarasho oo bilaash ah.
Barnaamijku wuxuu diiradda saarayaa:
Akhris iyo qorid aasaasi ah.
Xisaab aasaasi ah.
Wacyigelin iyo kobcinta aqoonta bulshada.
Horumarinta xirfadaha nolol maalmeedka.
Sidoo kale, Jaamacaddu waxay samaynaysaa xog-ururin cilmi-baariseed oo ku saabsan ganacsiyada yaryar ee Burco, si loo fahmo caqabadaha jira, fursadaha kobaca, loona helo talooyin horumarineed.
Jaamacadda Alpha waxay aaminsan tahay in waxbarashada, cilmi-baarista, iyo adeegga bulshadu yihiin saldhigga horumar waara.
โWaxbarasho, Cilmi-baaris iyo Adeeg Bulsho oo Horseeda Horumar Waara.โ
22/06/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ โ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ
๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก,
Jaamacadda Alpha Burco, gaar ahaan Kuliyadda Arrimaha Bulshada iyo Dhaqaalaha, waxay si rasmi ah u shaacisay hirgelinta Barnaamijka Waxbarashada Dadban (Informal Education Program), kaas oo laga fulin doono afarta degmo ee magaalada Burco.
Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in fursado waxbarasho lagu siiyo bulshada aan helin waxbarashada aasaasiga ah, iyadoo la gaadhsiinayo aqoon iyo wacyigelin kor u qaadaysa tayada noloshooda, awooddooda waxbarasho, iyo ka qaybqaadasha-dooda horumarinta bulshada.
Jaamacaddu waxay si bilaash ah uga taageeri doontaa ka faaโiidaysta-yaasha barnaamijka:
๏ถ ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
๏ถ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
๏ถ ๐๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
๏ถ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐ฆ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฎ ๐๐ก ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Sidoo kale, Jaamacaddu waxay fulin doontaa xog-ururin cilmi-baariseed (Research Data Collection) oo laga soo ururinayo ganacsiyada yaryar (Small Businesses) ee magaalada Burco. Ujeeddada xog-ururintani waa:
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐๐๐ก๐ฆ๐จ ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐๐๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐จ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ก๐๐ฅ๐จ ๐ฑ๐จ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฑ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จโ๐๐๐ง-๐ช๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จ ๐ญ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐๐จ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Jaamacadda Alpha Burco waxay aaminsan tahay in waxbarashada, cilmi-baarista, iyo adeegga bulshada ay yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo horumar waara. Sidaa darteed, Jaamacaddu waxay ugu baaqaysaa bulshada, guddiyadda degmooyinka, ganacsatada yar-yar iyo dhammaan daneeyayaasha inay sii wacan uga faaโiidaystaan si dhowna ula shaqeeyaan hawl-wadeenada ama macallimiinta hirgelinaaya barnaamijkan muhiimka ah.
โWaxbarasho, Cilmi-baaris iyo Adeeg Bulsho oo Horseeda Horumar Waara.โ
21/06/2026
๐ ๐๐๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐๐ฟ๐ถ๐๐ ๐๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด
Kuliyadda ICT-ga ee Alpha University, Burao, ayaa tababar ku saabsan Cyber Security Awareness u qabatay qaar ka mid ah๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ.
Tababarkan waxaa si hufan u diyaariyey una fuliyey ardayda sannadka labaad ee heerka jaamacadda (Semester 6), taas oo marag u ah tayada aqooneed, kartida, iyo xirfadaha ay hanteen.
Annaga oo ah maamulka Kuliyadda ICT-ga, waxaan si dhow ula soconnay, u hagaynay, una garab istaagnay diyaarinta iyo hirgelinta tababarkan, annaga oo ku faannayna heerka aqoon iyo karti ee ay ardaydeennu gaadheen.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐ฐ๐๐๐-๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ค๐ ๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐.
UNIVERSITY Burco
แตแตแตแถฆแต แตแถ แถ แถฆแถแต
21/06/2026
๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฑ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐๐ก ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin iyo marti sharaf ay ka mid ahaayeen ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ๐๐๐๐๐ข๐ค๐๐ง๐ข, ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฅ๐ข, ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐๐ช ๐๐๐ง๐๐๐ฅ๐,
Masuuliyiintii goobta ka hadlay ayaa hambalyo u diray ardayda, iyagoo ku dhiirrigeliyey inay aqoonta iyo xirfadaha ay ka kororsadeen tababarka uga faa'iideeyaan waxbarashadooda, cilmi-baaristooda, iyo horumarinta bulshada.
Hambalyo dhammaan ardaydii qalin-jabisay tababarka SPSS iyo Data Collection.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฎ ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก.
20/06/2026
๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ง ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐น๐ฝ๐ต๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ฐ๐ผ ๐ผ๐ผ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป-๐ธ๐ฎ-๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ก๐ฒ๐๐๐ผ๐ฟ๐ธ-๐ธ๐ฎ.
Ardayda Kuliyadda Information Communication and Technology (ICT) ee Alpha University ayaa ka qayb galay Lab Session ku saabsan samaynta iyo habaynta Network Cables. Casharkan ayaa diiradda lagu saaray sidii ardaydu u heli lahaayeen xirfado la taaban karo oo ku saabsan isku xidhka shabakadaha kombiyuutarrada.
Ardaydu waxay barteen isticmaalka qalabka muhiimka ah sida UTP Cable, RJ-45 Connector, Crimping Tool, iyo Cable Tester, iyo sidoo kale hababka caalamiga ah ee T568A iyo T568B. Waxay si toos ah u sameeyeen xadhigo network ah oo ay tijaabiyeen si loo hubiyo shaqadooda.
Casharkan gacanta-ku-qabashada ah ayaa kor u qaaday aqoonta iyo xirfadaha farsamo ee ardayda, iyaga oo u diyaarinaya baahiyaha suuqa shaqada ee dhinaca ICT iyo Network Engineering.
18/06/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐
____
๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐, ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ & ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ ๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง๐ช๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ ๐ญ๐จ๐๐๐จ๐๐๐๐ ๐๐ก.
Tababarkan waxaa bixinaya Ustaad Axmed Naaleeye, oo ah khabiir khibrad ballaadhan u leh dhinacyada ๐๐๐จ๐จ ๐๐๐, ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ข๐๐ค๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐.
Taariikh:๐๐-๐๐-๐๐๐๐
Waqti: ๐:๐๐ ๐๐
Goobta: ๐ฏ๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee kor loogu qaadayo xirfadahaaga iyo aqoontaada.
๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc2WqaC7yqGGZ1xnYELbUtwTwoiFCXJwsC6DJIQPqT-Onb0AA/viewform?usp=publish-editor
18/06/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ | ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง
Kuliyadda Human Nutrition ee jamacada Alpha Burco ayaa soo agaasintay Guest Lecture muhiim ah oo ciwaankiisu ahaa:
โ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ป๐๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ ๐ฎ๐ ๐ธ๐ ๐น๐ฒ๐ฒ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ฆ๐ผ๐ป๐ธ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ (๐ง๐ต๐ฒ ๐๐บ๐ฝ๐ฎ๐ฐ๐ ๐ผ๐ณ ๐๐น๐๐ฐ๐ฒ๐บ๐ถ๐ฐ ๐๐ป๐ฑ๐ฒ๐
๐ผ๐ป ๐๐น๐ผ๐ผ๐ฑ ๐ฆ๐๐ด๐ฎ๐ฟ ๐๐ฒ๐๐ฒ๐น๐).โ
Barnaamijkan oo loogu talagalay ardayda Semester 9-aad (๐๐๐ง๐ข๐จ๐ซ ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ) ayaa waxaa soo jeediyay ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐จ๐ฎ๐ฌ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, oo ah ๐๐๐ง๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ค๐๐ง๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ค๐ก๐ฎ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ค๐ก๐๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐ง๐๐๐๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ง๐ข-๐๐๐๐๐ฆ๐ค๐.
Intii uu socday casharku, ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง wuxuu si qoto dheer uga hadlay sida noocyada kala duwan ee cuntooyinka ay u saameeyaan heerarka sonkorta dhiigga, isagoo sharaxay cuntooyinka si degdeg ah u kordhiya sonkorta dhiigga (๐๐ข๐ ๐ก ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ง๐๐๐ฑ ๐
๐จ๐จ๐๐ฌ) iyo kuwa tamarta si tartiib tartiib ah u kordhiya sonkorta dhiigga(๐๐จ๐ฐ ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ง๐๐๐ฑ ๐
๐จ๐จ๐๐ฌ). Sidoo kale, wuxuu ardayda la wadaagay talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida loo doorto cuntooyin caafimaad leh oo taageera caafimaadka iyo waxqabadka maalinlaha ah.
Ardaydu waxay muujiyeen ka-qaybgal firfircoon iyo xiise sare, iyagoo ka๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ก๐๐ฆ ๐ช๐จ๐ญ๐จ ๐๐ก๐๐๐ซ oo ku saabsan xiriirka ka dhexeeya cuntada, tamarta jirka, iyo caafimaadka guud.
Kuliyadda Human Nutrition waxay ku faraxsan tahay guusha barnaamijkan iyo dadaalka joogtada ah ee lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda, si ay mustaqbalka uga noqdaan hoggaamiyeyaal iyo xirfadlayaal aqoon sare u leh cilmiga nafaqaynta.
17/06/2026
โจ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ โ ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ โจ
๐ Kulan Muhiim ah oo Lagu Horumarinayo Manhajka Kulliyadda ICT
Waaxda Kulliyadda ICT ee Alpha University Burao ayaa qabatay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray horumarinta iyo casriyeynta manhajka kulliyadda.
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii manhajka loogu dari lahaa Technology casriga ah, hal-abuurka dhijitaalka ah, iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay, si loo xoojiyo tayada waxbarashada loona kobciyo aqoonta iyo kartida ardayda.
๐ Alpha University Burao waxay mar walba ka shaqaynaysaa in ay ardaydeeda siiso waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa isbeddellada tiknoolajiyadda casriga ah. ๐
๐๐ข๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ -๐ค๐ ๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฌ๐๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ
laga soo bilaabo maalintii ay jaamacadda soo galeen ilaa heerka ay maanta taaganyihin. ๐๐ฅ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Burao