Dayaxa Primary and intermediate school

Dayaxa Primary and intermediate school

Share

What we learn becomes a part of who we are.

Photos from Roore Media Pro's post 17/05/2026
Photos from Roore Media Pro's post 09/03/2026

Bilowga tartanka Ramadaanta.

17/02/2026

Alxamdulillaah, waxaa mahad oo dhan leh Eebbaha innagu simay bishan barakaysan. Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay hambaliyo farxadeed u dirayaan dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Ramadaan wanaagsan!"

24/09/2025

Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay halkan uga hambaliyaynayaan, Macallin Updirahman Jaamac Cali oo ka qallin jebinaya jaamacada Gollis. Macallin, Allah hakugu anfaco cilmiga aad baratay.

21/08/2025

Dugsigu waxa uu farac labaad oo dugsiga hoose ah kaaga furay, qaybta sare ee dugsiga sare.

Photos from Dayaxa Primary and intermediate school's post 19/08/2025

10-kaalmood ee ugu sarreeya Gobolka 5 arday ayuu dugsigu ku yeeshay halka dugsigu uu kaalinta 3aad ka galay 10-ka dugsi dhexe ee ugu sarreeya Gobolka Sanaag.

17/08/2025

Maashallaah.

17/08/2025

HAMBALYO & BOGAADIN

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga H/Dhexe ee Dayaxa, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda natiijooyinka sare ka keenay imtixaanka shahaadiga ah, kuwaas oo muujiyay dadaal, karti iyo hufnaan waxbarasho. Sidoo kale, waxaannu bogaadin gaar ah u diraynaa waalidiinta doorka weyn ka qaatay guusha ardayda.

17/08/2025

Natiijooyinka dugsiga 600 ayay ka wada sarreeyaan. Maashallaah.

Want your school to be the top-listed School/college in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Galbeedka Masaajidka Sunna
Erigavo