Hubaal College

Hubaal College

Share

Bogga Rasmiga ah ee kulliyadda Waxbarashadda Iyo Tababarada ee Hubaal.

Photos from Hubaal College's post 07/06/2026

Hubaal College ayaa lagu qabtay Munaasibad ay soo agaasimeen arday ka mid ah qaybta galableyda ku waas oo dhammeeyey buuggoodii Saddexaad ee Luuqadda.

Munaaasibadan ayay ardaydu kusii sagootiyayeen macalimiintii usoo dhigtay qaybaha hoose, halka ay ku soo dhoweynayeen Macalimiinta usii wadi doonta qaybaha sare ee heerka dhexe ( Intermediate level ) iyo heerka sare (Advanced level).

Ugu dambayna Maamulka iyo Macalimiinta ayaa ardayda ku bogaadiyey dedalkooda kulana dardaarmay inay noqon qaar ka midha-dhaiya dedalkooda.

Hubaal College
of Language
of 5:00 PM

Photos from Hubaal College's post 05/06/2026

Isuduwaha Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka Ee Gobolka Sanaag, Maxamed Xuseen Ismaaciil, ayaa shalay isagoo xoojinaya wacyigelinta waddaniyadda iyo barashada Dastuurka Qaranka, isla markaana gudanaya waajibaadkiisa shaqo, waxa uu Hubaal College ku wareejiyey in ka badan 100 oo nuqul oo ka mid ah buugaagta Dastuurka Qaranka Somaliland.

Waxaana Isuduwaha si diiran ugu soo dhoweeyey maamulka iyo barayaasha Kulliyadda iyagoo halkaasna ugu wada qaybiyey nuquladaas Ardayda Sanadkan dhammaysa qaybta Luuqadda Ee Hubaal College.

Ugu dambayn Maamulka iyo Barayasha oo xoojinaya aqoonta iyo wacyiga ardayda aya halkaas iga mahadnaqay Isuduwaha dedaalkii, halkaay ardaydana kula dardaarmeen inay noqdaan kuwa si dhigleh u akhriya nuquladaas soo haadhay si kor loogu qado wadaniya iyo akhriska ardayga labadaba.

College
of English language

03/06/2026

TACSI
Maamulka Iyo Barayaasha Hubaal College iyo Hubaal Vocational Training Centre waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelkii, qaraabadii, iyo gaar ahaan Carruurta Marxuum Xasan C/laahi (Xasan Walan-wal), oo ku geeriyooday Deeganka cilaamato, halka Caawa marxuunka lagu aasi-doono Magaalada Ceerigaabo.
Waxan halkan so gar uga xusaynaa;
1. Kawsar Xasan C/laahi iyo
2. Najma Xasan C/laahi oo ka mida ardayda Hubaal.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa Marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay.
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun."

08/05/2026

Hubaal College

: Kulanka Daah-furka Naxwaha Luuqadda Ingiriisida.
: Fahanka guud naxwaha.
jeediye: Maamule Abdirizak Yasin
:08/05/2026
: Bacdal makhrib
: Hoolka Hubaal
.

05/05/2026



Hubaal College waxaa uu bilaabayaa Kooras bilaash ah kaas oo lagu baranayo Naxwaha Luuqadda Ingiriisida ( English grammar Course).

ardayga laga rabo.
■Waa inuu fahmayaa luuqadda.
ka faa'idaysan karta.
■Ardayda Jaamacaddaha
■Ardayda dugsiyada sare
■Barayaasha Luuqada
■Dadka raba inay hormaroyaan aqoontooda luuqadda.

#6:00PM iyo 7:00PM
: 3bilood
la bilaabayo: May 06,2026.
: Arbacada, habeenka khamiistu soo gelayso.
soo biir What's up:
https://chat.whatsapp.com/HoW2LpI9CXICfO4awUFL5O?mode=gi_t

Photos from Hubaal College's post 04/04/2026

Muhiim ah!!!.
Cusub oo ah gelinka h**e.

Hubaal College waxa uu bilaabaya Laba qaybood oo ah Gelin ka h**e sida dadka firaaqada lihi uga faa'iidaystaan Subaxdii, taas oo ah
taas oo la qaadanayo arday bilow ah.
oo ardayga la dhisayo Akhriska iyo qoraalka Afka Soomaaliga iyo Xisaabtaba.

21/02/2026

War-gelin: Fasax Roob-doonta ee Maalinta beri ah.

21/02/2026



Hubaal College
Department of Short courses
Training: Public Speaking Skills
Duration: Two weeks
Qualification: Certificate
Center: Hubaal College
Time: 6:40Pm

Photos from Hubaal College's post 17/02/2026

: Waxa xalay ka qabsoontay Hotel-ka Andalus ee Magaalada Ceerigaabo Munaasibad Casho-Sharaf ah oo ay soo agaasimeen ardaydii sanadkan ka qalin-jebiyey ee Hubaal ( Hubaal Vocational Training Centre), qaybteeda korantada, Taas oo ay ku maamuuseen Maamulka iyo Macalimiintoodiiba.

Ardaydan ayaa ahaa dufcadii u h**eysay ee ka baxda Hubaal qaybteeda barashada Laydhka (Department of Electricity).
Dhanka kale Maamulka iyo Macalimiinta ayaa uga Mahadnaqay maamuska wanaasan ee ay u sameeyeen, isla markaasna kula dardaarmay xirfad-yahanadu inay sii wadaan dedaalkooda aqooneed.

09/02/2026

.
Ma rabtaa xirfad si dhab ah kuu anfaca?
CCTV Course-kan waxa uu ku barayaa aqoon iyo xirfad si toos ah ula jaanqaadaysa suuqa shaqada.

📚 Waxa aad baran doontaa:
(CCTV training course outline covers)
▪︎CCTV Fundamentals (types, components, analog vs. IP),
▪︎System Design (site surveys, planning)
▪︎ Installation (cabling, mounting, configuration)
▪︎Networking (IP setup, PoE, bandwidth)
▪︎Recording & Management (DVR/NVR, storage, playback)
▪︎Advanced Topics (wireless and VMS).

■Muddada: Laba Todobaad.
■ Xilliga dhigashada: Bacdal Makhrib.
■Cadaynta: Shahaado
■Wakhtiga uu bilaabmayo: 09/02/2026
■Maalinta: Isniin
■Qaybta lagu dhiganayo: Xarunta Farsamada.
■Casharradu waa kuwo fudud, gacan-ku-qabad ah.

Baro xirfad maanta oo ku shaqo tag berri
📞 Nagala soo xidhiidh:+25263-7111409.
📍 Xaruntu waxay ku xigtaa Masjidka Taqwa ee wadada Xaraasha.
Hubaal Vocational Training Centre
.

Want your school to be the top-listed School/college in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Near Daalo Station Or Ramadan Mosque
Erigavo