Asxaabta qaaligaa waxaan boggaan ugu talo galnay in aad kala socotaan wax walboo faa'ido u ah bulshada sida waanada, waxbarashada nooc yadeda iyo xikmada
Asc Dhammaan asxaabta iyo aqyaarta kuxiran pageka Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Mustaqbal . Dugsiga Mustaqbal wuxuu ku yaalaa degaanka Xaar-xaar ee dagmada Gaalkacyo.
Barbaarinta Carruurta da`da yar iyo Tarbiyeentooda iyo waxbarista dadka waaweyn ilaa 9:18 iyo waxbarashada aasaasiga ah . iyo kobcinta dadka ay ka daahday waxbarashada si loogaarsiiyo heerkooda ay udhigmaan