05/06/2026
Waxaan kulan Harrimo sharafeed ah oo aan ku maamuusaynay aan u samaynay Kormeerayaashii iyo Macalimiintii ilaalinayey imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sarre ee puntland
Educational Center
05/06/2026
Waxaan kulan Harrimo sharafeed ah oo aan ku maamuusaynay aan u samaynay Kormeerayaashii iyo Macalimiintii ilaalinayey imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sarre ee puntland
05/06/2026
hambalyo Hambalyo ayaan leenahay dhammaan ardayda fasalka 12aad ee Puntland, oo uu u soo gabagaboobay imtixaankii shahadiga ahaa ee Puntland.
Gaar ahaan ardayda dugsiga sarre ee Bacaadweyn Waxaan idiin rajeynayaa guul, natiijo wanaagsan iyo hor u socod.
Maamulka dugsiga sarre ee Bacaadweyn ayaa soo dhaweeyey kormeerayaasha iyo macalimiinta ilaalinaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sarre ee puntland.
Kormeeraha xarumaha imtixaanaadka ee deegaanka Bacaadweyn ayaa kawarbixiyey habsami u socodka imtixaanka shahaadiga ah ee ka socda xarunta dugsiga sarre ee Bacaadweyn.
30/05/2026
Sabti-30 May-2026
Bacaadwayn: Daahfurka Imtaxaanadka Shahaadiga ah ee Fasalka12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.
Waxaa saaka dugsiga sarre ee Bacaadwayn lugu daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sarre ee fasalka 12aad, xarunta dugsiga sarre ee Bacaadwayn oo ay ku galayeen dugsiyada kala ah:
Dugsiga sarre ee Bacaadwayn.
Dugsiga sarre ee Barbaarshe.
Dugsiga sarre ee Heema.
Wariye Mustafe oo ah madaxa warbaahinta Haykal media ayaa waraysi ka hadlaya arrimaha tahriibka la yeeshay Macalin Siciid Maxamuud Cali Goojacade.
Wariye Mustafe oo ah madaxa warbaahinta Haykal media ayaa waraysi ka hadlaya arrimaha tahriibka la yeeshay Macalin Abdullaahi Mohamed xasan