20/06/2026
FASAXA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.
U taagan waxbaridda Ubadka-Soomaliyeed, kuna yaalla magaala madaxda Gobolka Mudug ee GAAALKACYO.
20/06/2026
FASAXA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.
17/06/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhammaan ardeyda fasalka 8aad 2025-2026 oo maantay uu usoo gabangaboobay imtixaanka mideysan ee ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada Galmudug kaasoo sinabad ah kusoo dhammaaday maantay oo yaariikhdu tahay 17/06/2026.
waxaan urajeynayaa dhammaan ardeyda Imtixaanka udhammaaday natiijo farxad leh gaar ahaan ardeyda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Abdullahi Isse.
07/06/2026
Maantay oo tariikhdu tahay 7-06-2026 ardeyda Fasalka 12aad (Form Four) ee dugsiga Abdullahi Isse ayaa agab waxbarasho gaarsiiyey qaar kamid ah dugsiyada lagu barto quraanka kariimka sida:
1.Suubarado
2.Jaamacyo iyo
3.Salliyo
06/06/2026
Fasalka 12aad ee dugsiga sare Ee Cabdullaahi Ciise oo ku guda jira maalmihii ugu dambeeyay ee u diyaargarowga imtixaanka shahaadiga ah ee sanad-dugsiyeedka 2025/26, ayaa soo jeediyay Taabuurkoodi ugu dambeeyay, iyagoona soo bandhigay waxyaabo farabadan oo kala ah: Dhiirrigelin, Gabayo iyo tartammo gaagaaban oo madadaalo ah.
Ugu dambeyn iskuulku wuxuu u rajeynayaa in ay natiijo qurux badan ka keenaan imtixaanka haduu Eebe raalli ka noqdo.
Mahadsanidiin
03/06/2026
Booqashada xukuumada ardayda iyo xiritaanka tartan aqoonedka manshiil ee Abdullahi isse primary school faraciisa 2aad ee Xaafada garsoor.
Maanta oo tariiqdu tahay 03/06/2026 waxaa lagu soo gabagabeyay Abdullahi isse faraciisa 2aad ee xaafada garsoor tartan aqoonedka manshiil oo ay kulankiisa k**a dambaysta ah isagu yimaaden fasalada kala ah 7aad iyo 4aad oo ugu dambayn koobka ay qaaden fasalka 4aad
Sidoo kale waxaa maanta booqasho iyo dhiiro galin ku yimid iskuulka xukuumada ardayda Abdullahi isse oo ugu horeeyo gudoomiye ku xigeenka ardayda Mohamud Abdi Ali iyo aqiyaartisa ay shaqo wadaga yihin iyaga oo ardayda 8aad kula dardaarmay in ay udiyaar garooban imtixanka shahaadiga ee dhawaan lagali doono insha Allah.
Maamulka iskuulka Abdullahi isse primary and secondary school waxa uu hambalyo udiraya ardayda fasalka 4aaad ee ku gulaystay tartan aqoonedka manshiil
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Badiyaaa waa bahdeena
25/05/2026
Ogeysiis.
Munaasabadda CIIDUL ADXA awgeed waxaan galeenaa fasax gaaban, Maanta oo ah Isniin 25ka May ardayda waxay gelayaan fasax kooban.
Waxaa dib loogu soo noqon doonaa dugsiga Sabti, 30th May Insha,Allaah
CIID WANAAGSAN.
19/05/2026
Xogta guud inta uu tartanka socday
9 matches = 90 goals
Cawin 47
Jaale 24
Roose 3
GUDOOMIYE
ABDI HAKIIN ALI HASAN ✍️
18/05/2026
Ku guuleystayaashii abaalmarinadii tartanka
1.Golden Boot Award(Gooldhaliyaha ugu sarreeya) : Diiriye Abdulkadir ( No: 25 class: F4 ) ⚽️ 14 Goals 🎯3 Assist.
2.Best Player Award (Xidigii ugu fiicnaa): Farah Malin Nur (No: 10 Class: F4) ⚽️7 Goals 🎯 6 Assist.
3.Top Assist Award (Caawintii ugu badneyd): Ahmed Abdinasir (No: 21 Class: F4) ⚽️ 6 Goals 🎯7 Assist.
4.Most Respectfull Award (Xidigii ugu xushmada badnaa): Haji Abshir (No: 9 Class: F1 ) ⚽️ 9 Goals🎯 0 Assist.
5.Best Dribbler (Xirfadlihii ugu fiicnaa): Hussain Abdullahi (No: 6 Class: F2): ⚽️ 9 Goals 🎯 1 Assist.
6.Best Defender (Difaacii ugu fiicnaa) Ali Kaare (No: 10 Class: F2): 🧱 Defence Rate 95%.
7.Best Coach (Toobarihii ugu Fiicnaa):
Yahye Muhidin
(Class: F4): 4 Win 0 Loss.
15/05/2026
Dhamaan ciyaartoydaan waxa ay ahaayeen kuwii ku guuleystay abaalmarinta ciyaariyahanka ugu fiican ciyaarta ee Man Of The Match (MOTM)
1.Xaaji Abshir Xasan (1st Match)
2.Diriye Cabdulqaadir (2nd Match)
3.Xasan Cabdi Xayir (3rd Match)
4.Cabdiraxmaan Daahir Warsame (4th Match)
5.Saacid Farxan Jamac (5th Match)
6.Saacid farxaan ali (6th Match)
7.Xuseen Cabdullaahi (7th Match)
8.Faarax Maalin Nuur (8th Match)
9.Xasan Cabdi Xayir (9th Match)
Mahadsanidiin dhamaantiin
15/05/2026
“The best players in the tournament.”
Ciyaarteyda ugu fiicneed tartanka inta uu socday