Markaz al'imaamul kisaa'i

Markaz al'imaamul kisaa'i

Share

Markas al'imaamul kisaa'i ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumta islaamiga ah

(Call:0634227894

21/06/2026

Akhriso Ducada subixii hana ka tagin 🤲

20/06/2026

مقطع برواية حفص عن عاصم❤️

20/06/2026

Maalin kasta akhri qur’aanka noloshaada isbadal badan iyo horumar xasilooni ayaad helaysaa

Sio faafi khayrka and

19/06/2026

Ku raaxayso kalaamaka ilaahay siina faafi khayrka
dheh

19/06/2026

1- Ma kamid tahay dadka saaka jamaca saalada subax xaadiray ?
2- Ma aKhrisay wax kamid ah qur’aanka kariimka ah ?
3- Ma akhrisatay ducada subaxii ?

Ilaahay umahad naq

Sifaafi la wadaag asxaabtaada & &

18/06/2026

Page fallow dheh 👆

10/06/2026

Asxaabigii malaa’iigtu maydhay kumuu ahaa ?

Commen nagula wadaag👇

04/06/2026

Sh.mustafe xaaji ismaacil 1993

28/05/2026

Ilaahaw ka aqbal oo ka ajiib

27/05/2026

Ciid mubaarak dhamaan bulshada islaamka ah gaar ahaan ummada soomaliyeed ilaahay acmaasha haynaga aqbalo

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa