12/06/2026
Heshiiska Tisqaad College & Kobci College - Cooperation Agreement .
Kobci College
1. English language
2. Somali
3. Maths
4. Computer
5. Training.
12/06/2026
Heshiiska Tisqaad College & Kobci College - Cooperation Agreement .
11/06/2026
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadnaqaynaa dhammaan 1K-ta qof ee nagu soo biiray bogga KOBCI COLLEGE. Taageeradiinna, kalsoonidiinna iyo dhiirrigelintiinnu waa sababta aan maanta heerkan u gaadhnay. Waxaan rajaynaynaa inaan idiin sii wadno aqoon, horumar iyo adeeg tayo leh. Mahadsanidiin dhammaantiin!
Heeshiiskii Guulaystay .
Maanta si qurux badan ayuu usoo dhammaaday heshiiskii wada shaqayneed ee u dhexeeyay Kulliyadda Kobci College iyo Kulliyadda Tisqaad College.
Goobtii
10/06/2026
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan shaacinno in berri ay si rasmi ah u dhici doonto xafladda wada shaqaynta ee u dhaxaysa Kobci College iyo Tisqaad Computer Science College Xafladdan waxay astaan u tahay midnimo, horumar waxbarasho iyo iskaashi lagu kobcinayo tayada ardayda iyo bulshada. Waxaan rajaynaynaa inay noqoto bilow cusub oo horseeda guulo waaweyn iyo iskaashi waara.
Date : 11/June/2026
Day : Thursday
Shift : Morning
Location: Tisqaad Hall
Alle Mahad leh .
Su’aasha 3aad ee lagu waydiiyay Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka JSL, Barnaamijka Maan-koris, ee ay soo qaban qaabisay markeedii saddexaad kulliyada Kobci College
08/06/2026
Well done .