07/06/2026
Day 6
BOGGA RASMIGA AH EE DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LIXLE EE DEGMADA M.MOOGE
07/06/2026
Day 6
02/06/2026
Day 4
01/06/2026
DAY 3
31/05/2026
FINAL EXAM
DAY 2
TAARIIKH: 31/05/2026
Maamulaha dugsiga, Marwo Foosiya Cabdillaahi Cali, ayaa si rasmi ah maanta uga furtay dugsiga imtixaanka kala 2aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.
Sidoo kale waxa ibo furka imtixaanka ku wehelinayey Kormeere sare cabdirisaaq
29/05/2026
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda in imtixaanka kalka 2aad ama Term 2 uu bilaami doono maalinta axada bishuna tahay 31/5/2026.
Dhamaan umada muslimka ah waxaanu leenahay ciidul adxa mubaarak.
fans
Kalmada maamulaha dugsiga.
Kelmada Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee lixle Marwo Foosiya Cabdilaahi Cali.
21/05/2026
JADWALKA IMTIXAANKA TERMKA 2AAD EE Dugsiga hoose/dhexe ee lixle