Samo wade

Samo wade

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samo wade, Education Website, Hargeisa.

28/08/2025

๐‰ ๐ˆ ๐Œ ๐‚ ๐„ ๐– ๐€ ๐ ๐€ ๐€ ๐† ๐’ ๐€ ๐๐Ÿ•Œ๐Ÿฉถ.

Jimcaha intan xasuusnow:

1: Salliga nabiga oo la badiyo.
2: Ducada oo la badsado.
3: Maalinka jimcaha oo goor h**e masjidka la galo.
4: Sadaqada oo maalinka Jimcaha masaakiinta laga war hayo.
5: Suuradda Al-kahfi oo la akhriyo.
6: Farxad in loo muujiyo muslimka kale ee walaalkaa ah.
7: Wanaag oo dhan ha yaraysane samee ๐Ÿ˜Š.

21/08/2025

ุงู„ู„ู‡ู… ูŠุง ุญุงูุธ ุงู„ุนุจุงุฏุŒ ุงุตุฑู ุนู†ูŠ ุดุฑู‘ ุงู„ุญุงุณุฏูŠู† ูˆุนูŠูˆู† ุงู„ุญุงู‚ุฏูŠู†ุŒ ูˆุงูƒูู†ูŠ ู…ูƒุฑ ุงู„ู…ุงูƒุฑูŠู† ูˆุจุบูŠ ุงู„ุธุงู„ู…ูŠู†ุŒ ูˆุงุฌุนู„ู†ูŠ ููŠ ุญุฑุฒูƒ ุงู„ุญุตูŠู† ุงู„ุฐูŠ ู„ุง ูŠูุฑุงู…ุŒ ูˆุฃู„ุจุณู†ูŠ ุซูˆุจ ุงู„ุนุงููŠุฉ ูˆุงู„ุณูƒูŠู†ุฉุŒ ูˆุงุบู…ุฑู†ูŠ ุจุจุฑูƒุงุชูƒ ูˆู„ุทููƒ ูˆุณุชุฑูƒ ุงู„ุฏุงุฆู….

15/08/2025

Amuurtayda eebboow kayeel mid isku aad aadda

02/08/2025

Su.aal cajiib ah iyo jawaabteedii Dr khadar xafidahullaah

25/07/2025

Nadaafada goobaha caamka ah aynu ilaashano

21/07/2025

๐ŸŽ™ *OGAYSIIS* ๐ŸŽ™

๐Ÿคš *ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ ุŒ ุฅุฎูˆุฉ ุงู„ูƒุฑุงู…* .

๐Ÿ“– *ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…* ๐Ÿ“–

๐ŸŽ™ *waxa inoo bilaab-mi doonta maalinka salaasada,manduumo kooban waxaa inoo akhrin Doona Sheekheena* :
๐Ÿ‘ค *Sh Dr khaliil Sh c/raxmaan mubarak* .

๐Ÿ“ *Goobta* : Rusheeye ( Masjidka - Sh Mohamed ( Dirir)

โฐ Goorta : Subxnimadka ( 9:00 am
๐Ÿ’บWaana Hal fadhi
๐Ÿ“šFG: Kitaabka Waa la bixinayaa ( Si bilaash ah ayaa loo Qaybinayaa .

*ูˆุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡*

*ูˆุจุงู„ู„ู‡ ุงู„ุชูˆููŠู‚

19/07/2025
Timeline photos 30/06/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

Hargeisa