Crypto ma binance kaliyaata ayaa laba dhex helaa?
Abshir Jeexgeel
Abshir Jeexgeel is a Somali content creator, entrepreneur, and nutritionist with expertise in digital marketing, cryptocurrency, and online business.
He creates educational content in Somali to empower people with practical skills for earning online. halkan Kala soco sheekooyin iyo dhacdooyin aad kuu xiiso galiya
21/05/2026
Youtube waxaad ka heli kartaa lacag fiican hadii aad la timaado dedaal.
Youtube kaygan waxa 1000 views oo leh ads la daawaday β advertisers-ku waxay bixiyeen celcelis ahaan $5.60.
Laakiin lacagtaasi oo dhan aniga iguma soo wada dhacayso. Youtube ka ayaa qayb qaata qaybna anigaa laysiinayaa.
Badanaa creator-ku wuxuu helaa qiyaastii 55%, YouTube-na 45%.
Aniga markaasi 1k views waxa iga soo gaadhaysa $3.08, hadii aan heli lahaa 500k views waxaan ka heli lahaa $1,540
Lacagtu way sii badanaysaa marka: π Views-ku bataan
π Watch time-ku fiicnaado
π Audience-ku ka yimaado USA/Europe
YouTube runtii waa shaqo online ah oo lacag laga sameyn karo haddii content fiican la sameeyo π₯
11/05/2026
Ka faaidayso fursadaha agtaada yaala
13/04/2026
Report ka 7 bilood udanbeeyey smarts mev bot
08/04/2026
Xalay iyo bandhigii buuga kiribto ee kacdoonka qarniga 21aad.
10/02/2026
Maanta waxaan ChatGPT weydiiyey suβaal xiiso leh π€π¨
π βIga samee sawir (caricature) ku saleysan shaqooyinka aan qabto iyo wax kasta oo aad iga taqaan.β
Natiijadii?
Wuxuu ii sameeyey sawir si qurux badan u soo koobaya dhammaan shaqooyinkayga:
β’ Crypto & Tech
β’ Trading & Bots
β’ Content creation
β’ Baridda bulshada Soomaaliyeed
β’ YouTube, Telegram & Digital platforms
Runtii waa wax lala yaabo sida AI u fahmi karo qofka iyo waxa uu qabto, kadibna hal sawir ugu soo koobi karo dhammaanπ₯
Teknolojiyaddu way socotaa, adiguna waa inaad la socotaa π
09/02/2026
Nolosha aduun Ku waa iska imtixaan.
Alle hayno fudaydiyo
07/02/2026
ππ₯ Wareeg kasta (cycle) waxaa la keenaa magac cusub oo la yiraahdo βwaa Satoshiβ π€―π€£
π΅οΈββοΈ 2010: Hal Finney
π΅οΈββοΈ 2012: Nick Szabo
π΅οΈββοΈ 2014: Dorian Nakamoto
π΅οΈββοΈ 2016: Craig Wright
π΅οΈββοΈ 2018: Adam Back
π΅οΈββοΈ 2020: Jack Dorsey
π΅οΈββοΈ 2022: Elon Musk
π΅οΈββοΈ 2024: Peter Todd
π΅οΈββοΈ 2026: Epstein π
Mar kasta oo suuqa crypto-ga kululaado, hal magac cusub ayaa la soo tuuraa!
Laakiin suβaashu weli waa isla tii:
π Yaa dhab ahaantii ka dambeeya sirta ugu weyn ee Bitcoin β Satoshi Nakamoto?
Aragtidaada hoos ku reeb β¬οΈπ₯
05/02/2026
With Abshir Mohamed Ibrahim β I just got recognized as one of their top fans! π
Ma rabtaa Inaad internetka lacag ka samayso?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa