07/05/2026
Planning a trip to Kenya? ๐ฐ๐ช โ๏ธ
VISA Kenya Waa Diyaar!
The new Kenya eTA is mandatory for all travelers. Let Kisa Travel Agency take the stress out of your application. We ensure every detail is correct so you can focus on your journey.
๐ Standard processing: 3 days
๐ Secure & Trusted Service
๐ 24/7 Customer Support
Apply Today!
๐ 63 8882160
๐ฒ WhatsApp: 63 8882160
๐ Shacab Mall, R222 F2. Hargeisa Somaliland.
07/05/2026
Kisa Travel Agency โ๏ธ | Fiisaha Ethiopia Waa diyaar!
Stop waiting and start packing! Get your Ethiopia eTA in just 24 hours with our streamlined, stress-free process.
โ
Quick Processing (24-hour turnaround)
โ
Trusted & Reliable Service
โ
Expert Assistance every step of the way
Apply Today!
๐ Main: 63 8882160
๐ฒ WhatsApp: 63 8882160
๐ Shacab Mall, R222 F2. Hargeisa Somaliland.
03/05/2026
๐๐น๐ท ๐ฉ๐๐ฆ๐ ๐ง๐จ๐ฅ๐๐๐ฌ โ ๐ช๐๐ซ๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐ข โ๏ธ
๐๐ ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐ ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ง๐๐ฟ๐ธ๐ฒ๐ ๐๐ถ ๐ณ๐๐ฑ๐๐ฑ!
โ๏ธ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐
โ๏ธ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฒ๐น๐ผ๐ฟ (๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ 2023 / 2024 / 2025)
โ๏ธ ๐ฉ๐ถ๐๐ฎ ๐ณ๐๐ฑ๐๐ฑ ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ฒ๐ด๐ฑ๐ฒ๐ด ๐ฎ๐ต
โ๏ธ ๐๐ฎ๐ด๐ถ๐ฑ ๐ฏ๐๐๐
๐ฑ๐ฎ (๐๐ฑ๐บ๐ถ๐๐๐ถ๐ผ๐ป + ๐ฉ๐ถ๐๐ฎ)
โ๏ธ ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด ๐น๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ
๐ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ถ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ
๐ Naga la soo xidhiidh:
063-8882160
๐ ShacabMall, Hargeisa
๐ฅ ๐๐ผ๐ผ๐๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ!
26/04/2026
Sawir aad u qurxoon oo qalbi taabad leh, shalay salaadii Casar ka dib ayaa sawirkan la qaaday.
Alle Xaramkiisa ha inagu celceliyo.
25/04/2026
Salaasa, 15-kii Abriil 1997, intii lagu jiray xajkii sannadlaha ahaa, dab aad u weyn ayaa ka kacay teendhooyinkii Mina (Makkah), taasoo sababtay in ka badan 340 xujaaj ay ku shahiidaan, halka ku dhowaad 1,500 kale ay ku dhaawacmeen.
Maalintii ugu horreysay ee xajka, qiyaastii 2 milyan oo qof ayaa ku sugnaa Mina. Qiyaastii 11:45 subaxnimo, haan gaas (foorno) ah ayaa qaraxday, taasoo dhalisay dab weyn oo ka kacay xeryaha. Dabaysho xoog leh oo gaareysay ku dhowaad 40 mayl saacaddii (64 km/h) ayaa dabka sii hurisay, waxayna ku faafisay teendhooyinkii deriska ahaa. Guud ahaan, qiyaastii 70,000 oo teendho ayaa gubtay.
Masโuuliyiinta Sacuudiga ayaa adeegsaday diyaarado qumaatiga u kaca (helicopters) si ay ula dagaallamaan dabka, iyo sidoo kale in ka badan 300 oo baabuurta dab-damiska ah. Warbaahinta telefishannada ayaa soo bandhigtay baabuur biyo xoog leh ku shubaya xeryaha, iyadoo qiiq madow uu hawada buuxiyay.
Ka dib musiibadii Mina, Boqor Fahad bin Cabdulcasiis ayaa tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan dalkiisa, una diray tacsi gudaha Sacuudiga iyo dibaddiisaba. Sida ay sheegeen diblomaasiyiintu, inta badan xujaajtii dhibaatadu gaartay waxay ka kala yimaadeen Hindiya, Pakistan iyo Bangaladesh.
Dowladda Sacuudiga ayaa malaayiin ku bixisay cilmi-baaris iyo samaynta teendhooyin cusub oo aan dab qabsan karin. Karinta cuntada gudaha goobta xurmada leh waa la mamnuucay, mamnuuciddana ilaa maanta way jirtaa.
Alle ha u naxariisto dhammaan kuwii maalintaas geeriyooday.
18/04/2026
Dufcadii u horaysay ee Xujaajta Sannadkan oo soo gaadhay dhulka barakaysan, waxa loo sameeyay soo dhawayn qiimo leh.
ุถููู ุงูุฑุญู
ู
08/02/2026
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐จ๐บ๐ฟ๐ฎ๐ต๐๐
Maalmo kooban ayaa inaga xiga Ramadaan, na Soo booqo ๐ซโ๏ธ si aanu kuu diwaangelino Cumarada ๐ bisha barakaysan ee ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐.
โ๐ข ๐ต๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ด๐ฒ๐น๐ถ, ๐๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ถ ๐ธ๐๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ถ๐ป!.
๐๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฐ๐ ๐๐ป๐ณ๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป:
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Jigjigayar, Waafi mall area โ Cilmi Business Center Hargeisa
๐ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต: +252638882160
#