Machadka Al Hikma islamic online waxa uu idinku soo dhaweynaya gacmo furan.
Machadku waxa uu bishan qaadanaya arday cusub , ardaydaas oo laga dhisi doonto dhanka shareecada islamka, isagoo u taagan kor u qaadida barashada quranka iyo tafsiirka quranka kariimka ah.
Bulshooy ha moogaan h**e ugaadh is diwaan galintu wey socotaa.
Mahadsanid.
Kala xidhiidh : Tell 063-4826828
Al Hikma islamic online
Ku baro quranka kariimka hab online ah
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa