Star Intermediate School -A.B.E

Star Intermediate School -A.B.E

Share

Vision Statement

STAR ABE is mpowering students to achieve educational, professional, and personal goals.

15/01/2026
21/09/2025

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Photos from Star Intermediate School -A.B.E's post 21/09/2025

A yearly report of Star Intermediate School

01/08/2025

Welcome back to Star Intermediate School -A.B.E
OGAYSIIS OGAYSIIS
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda star Intermediate School. In maaĺinta Bari ah oo bishu qy tahay 2da bisha 8aad uu Dib ufurmi dugsigu. Waad mahadsantihiin.

29/07/2025

WELCOME TO STAR INTERMEDIATE Star Intermediate School -A.B.E
Agaasimaha waxbrashada dadban marwo Umalkhayr Xasan Xuseen oo ka qaybgashay xafladii Sagootinta ardaydii imtixaanka shahqadiga u fadhiisatay ee dugsiga Star Intermediate School-ABE

10/06/2025

Ogaysiis Ogaysiis
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda dugsiga Star Intermediate School in ay xaflada Sagootinta ardayda heerka 5aad ama 8aad ka ah ee imtixaanka shahaadiga ah galaya lagu maamuusqyo xaflada sagootinra ah oo dhici doonta Maalinta khamiista oo bishuna tahay 12/6/25. Saacqduna waa 8:30 subaxnimo iyo Jaamacada SHAAFI UNIVERSITY

10/06/2025

Asc dhamaan Ardayda Heerka 5aad ee dugsiga Star intermediate school. Waxay wasaaradu soo saartay in examka shahaafiga ah la galayo 21 June.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa