Tayo development center

Tayo development center

Share

Xarunta horumarinta dhalinyarada

02/06/2026

Ku qor jawaabta qaybta Comment ga.


26/05/2026

🌙 EID MUBARAK ✨

TAYO Development Center waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, shaqaalaha, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana ka yeelo ciidan mid farxad, nabad iyo kheyr ku soo laabata dhammaanteen. 🤍

17/05/2026

Hambalyo 18 May

TAYO Development Center waxay shacabka Somaliland ugu hambalyaynaysaa munaasabadda qaran ee 18 May — maalinta dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland.

Maalin astaan u ah: 💚 Midnimo
🤍 Nabad
❤️ Iyo Wadajir

Aan sii xoojino jacaylka dalkeenna, horumarka bulshada, iyo wada noolaanshaha wanaagsan.

Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan.

07/05/2026

*TAYO DEVELOPMENT CENTER* .

`PUBLIC SPEAKING TRAINING.`
May2026

🎤 Haddii aad fikir leedahay, waa waqtigii aad si geesinimo leh u sheegi lahayd!
Ku biir tababarka Public Speaking oo baro sida aad fariintaada u gaadhsiin lahayd si cad, kalsooni leh, oo saamayn leh.

Sidoo kale hadaad tahay arday jaamacadeed oo difaacanaya buugiisii qalinjabinta halkan waa halkaad Ku dhisi lahayd kalsoonidaaada iyo dhiiranaantaba.

🔥 Ka gudub cabsida, dhis kalsoonida, oo noqo qof dadka saameeya.

📍 Ha seegin fursaddan—isbiiwaangeli maanta oo Hogaami mustaqbalkaaga!

*https://chat.whatsapp.com/IfXApCGXglN0nukWxpHQ6W?mode=gi_t*

*`TAYO DEVELOPMENT CENTER`*

13/04/2026

Su'aasha maanta.

Garo jawaabta Su'aashan oo ku guulayso hal tababar iyo shahaadadiisa oo bilaash ( free ) ah.

24 saac keddib ayaa la shaacinayaa guulaystaha.

31/01/2026

Maanta oo ay bishu tahay 30/01/2026 waxay xarunta barashada tababarada EE Tayo development centre ay u soo xidhay tabarka public speaking arday dhan 40 arday oo si hufan u bartay xirfada public speaking.

Dhamaantood waxay Awood u leeyihiin Inay madal walba Ka hadli karaan iyagaa oo dhiiran oo is huba.

Adigagaan dawadaha ah waad nagu soo biiri kartaa oo waad baran kartaa sida dadka looga hor hadlo iyo xirdadle kaloo badan .

19/01/2026

Soo dhawaw wll https://chat.whatsapp.com/EgQ2LhtzETmJx5E4OzdaiH

Tababarkani waa public speaking and well speaking

Tababarkan waxa uu si buuxda u taabanayaa qaybaha kala duwan ee
Fagaare ka hadalka iyo hadlida wanaagsan.

Faa'iidooyinka courseka

Hadaba ardaygu marka uu qaato tababarkan waxa uu awood u yeelan doona
1. inuu barto qaababka kala duwan ee fagaara ka hadalka casriga ah iyo hadalida tolmoon
2. sidoo kale ardaygu waxa uu awood u yeelan doona inuu fagaarayaasha qabsaso waliba si buuxda OO qurxoon
3. Sidoo kale waxaa uu baran doona sida loo noqdo qof isku kalsoon marka uu dadka ka hor hadlayo.

Hadaba hadaad thy arday jaamacadeed ama school ama goobo kale OO wax barasho waa lagama maarmaan inaad barato sida dadka looga hor hadlo hadaba hadaad danaynayso is diwaangali

Waxa la bilaabayaa maalin ka khamiista insha Allah.

Mudada
Mudada uu socon doono courku waa 2 weeks .

😲Tababarkan Gabi ahaanba waa free oo wax lacag ah lagaama rabo.

_Halkan ku biir🤙👇._ https://chat.whatsapp.com/EgQ2LhtzETmJx5E4OzdaiH

Soo dhawow wll

17/01/2026

*Soo dhawaw wll*

https://chat.whatsapp.com/FOZclbNLKZ5CtEkJDmGpeF

*Tababarkan waa First Aid (Gargaarka Degdega ah).*

*TAYO Development Center*. Faahfaahinta koorsada:
Tababarkan waxa uu si buuxda u taabanayaa barashada gargaarka dagdaga iyo hababka Kala duwane EE loo qabto gargaarka dagdaga ah iyo qaybaha Kala duwane EE first aidka.
*Badbaadi naftaada tan qoyskaaga iyo waliba tan asxaabtaada* oo baro gargaarka dagdaga ah si aad u noqoto xirdadle caafimaad oo Tayo leh.

Hadaba is diwaangalintu way socotaa h**e Isku diwaangali yaanay kaa buuxsamin oo *badbaadi oo is badbaadi.*

Tababarkan waxa inoola socda *scholarships* iyo waliba *shahaadooyin free ah.*

- *Duration (Muddada):* 4 maalmood
- *Registration Fee:* $4
- *Taariikhaha:*
- 13–15 January 2026
- 21–22 January 2026
- *Waqtiga:* 4:00pm – 6:00pm
- *Goobta:* Human College (agagaarka masjidka Ali Mataan)
• *Macallin1:* {theory} Drs. Asma Khadar Sh Ismaaciil.
• *macalin 2* : {practical} Dr. naafic xasan maxamed.

Groupkan Ku biir.
https://chat.whatsapp.com/FOZclbNLKZ5CtEkJDmGpeF


*Lambarrada la xiriirayo:*
- +252 67 2157104.
- +252 63 7400643.

07/12/2025

Hand over of leadership 👏 🤝

Photos from Tayo development center's post 06/12/2025

XAFLADDA QALIN-JABINTA TAYO DEVELOPMENT CENTER

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa