معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid

Share

مـعــهــد الــرائــد لـــلـــعــلوم الشـــرعـــيــــة والــلــغـــة العـــــــــربـــيــــة.

10/06/2026

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid

30/05/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢

Waxaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta lagu wargelinayaa in fasaxii Ciidul-Adxaa uu dhammaaday, isla markaana waxbarashadu si rasmi ah dib uga bilaabanayso maalinta Axadda.

📅 Maalin: Axad
🗓️ Taariikhda Hijriga: 11 Dul-Xijjah 1445H
🗓️ Taariikhda Miilaadiga:31—May—2026

*Maamulka Machadka Al-Raaid*
*Dr.Fadxi Maxamed Maxamuud*

26/05/2026
23/05/2026

*FADLIGA 10-KA H**E EE DUL-XIJJAH*

🌸 Tobanka h**e ee Dul-Xijjah waa maalmo barakaysan oo Islaamka ku leh ajar aad u weyn.

🌿 Fadladooda:

🌙 1. Allah ayaa ku dhaartay Qur’aanka
﴿ والفجر وليالٍ عشر ﴾

🌙 2. Waa maalmaha camalka suubban uu Allah ugu jecel yahay dhammaan maalmaha sanadka.

🌙 3. Maalinta Carafo (9 Dul-Xijjah)
✨ Waa maalin dembiyada la dhaafiyo
✨ Soonkeedu wuxuu kafaaro noqdaa 2 sano

🌙 4. Maalinta Ciidul-Adxa (10 Dul-Xijjah)
🎉 Waa maalin farxad iyo cibaado weyn leh

🌙 5. Waxaa lagaga faaidaysanayaa camalka wanaagsan: Sida:
* *Salaad*
*Soon*
*Digra Alle (Alla xusid)*
*Qur’aan akhris*
*Sadaqo*

✨ Gunaanad:

Tobankan maalmood waa fursad dahabi ah, qof kasta ha ku dadaalo camal suuban si uu ajar u helo.

15/05/2026

Fariinta Maamulaha Machad Al-ra'id
Fathi Mohamed Mohmoud uu u jeediyaya ardayda Macahdka.

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid

06/05/2026

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid
#دعاء المطرِ.

04/05/2026

يا معهدَ الرائدِ يا نورَ الهُدى
ومنبعَ العلمِ في دربِ السُّرى

فيكَ الشريعةُ قد أشرقتْ لنا
كالنجمِ يَهدي في الظلامِ الورى

أقمتَ صرحَ العلمِ في أمّةٍ
ترجو من الرحمنِ خيرَ الجزا

فيكَ المعلّمُ نورٌ ساطعٌ
يُحيي القلوبَ بآيٍ تُتلى

والطالبُ الساعي إلى ربّهِ
ينهلُ من علمٍ كريمِ المدى

يا معهدَ الرائدِ سرْ شامخاً
فالعلمُ دربٌ للعُلا والرِّضا

باركَكَ الرحمنُ في نهجِكَ
وجعلَ الفردوسَ دارَ اللِّقا

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid Machad Al-ra'id

Khaalid Aadan Maxamed
Fathi Mohamed Mohmoud

01/05/2026

🌿 📢 OGEYSIIS RASMI AH 🌿

Maamulka Macahadka Al-Raa’id waxa uu si xushmad leh u ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta in berri oo ku beegan maalinta Sabtida uu macahadku fasax yahay.

📚 Waxbarashadu waxa ay dib u bilaaban doontaa maalinta Axadda, Insha Allah.

🤲 Mahadsanidiin wada shaqaynta iyo fahamka aad mar walba muujisaan.

— Maamulka Macahadka Al-Raa’id —

Photos from ‎معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid‎'s post 22/04/2026

معهد الرائد للعلوم الشرعية واللغة العربية Machad al Raaid

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address