Al-Dacwa Quran

Al-Dacwa Quran

Share

"The best among you are those who learn the Qur'an and teach it." – Prophet Muhammad ﷺ

� 634617912

26/10/2025

📢 Ogeysiis Muhiim ah – Isdiiwaangeli Hadda!

Al-Dacwa Qur'an Online waxay si rasmi ah u qaadanaysaa arday cusub!

Waa fursad qaali ah oo aad ku baran karto Qur’aanka Kariimka ah si casri ah oo online ah, adigoo jooga gurigaaga. Waxaanu diiradda saareynaa:

📖 Akhriska Qur’aanka iyo xifdiga qur'aanka
🗣️ Barashada Tajwiidka
🧠 Fahamka Qur’aanka & tafsiirka aasaasiga ah
🕋 Xoojinta akhlaaqda, iimaanka & dhaqanka Islaamka

✉️ Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh :
[ 634763972 ]

04/09/2025

📢 Raac Bogga Al-Dacwa Qur'an Online!

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Round No 2
Hargeisa