Ma doonaysaa in ubadkaagu ka faa'iidaystaan wakhtiga fasaxa, korna u qaadaan aqoontooda? KAABE TUITION CENTRE waxay idiin haysaa fursad dahabi ah!
โWaxaan bixinaa casharo tayo leh oo kor u qaadaya fahamka iyo aqoonta ardayda, anagoo isticmaalayna habab casri ah iyo macallimiin khubaro ah.
โ๐ Waxyaabaha aan Diiradda Saarno:
โAdkaynta Maadooyinka Muhiimka ah (Xisaabta, Sayniska, Ingiriisiga, iyo qaar kale).
โDiyaarinta Imtixanaadka ee heerarka kala duwan.
โKoorsooyin Gaar ah oo loogu talagalay horumarinta xirfadaha ardayda.
โ๐ก Hana lumin wakhtiga fasaxa! Maanta bilow si aad berrito u noqoto qofka ugu horreeya.
โ๐ Si Aad Isku Diwaangeliso ama Faahfaahin Dheeraad ah u Hesho:
โ๐ฒ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252638891077
โKAABE TUITION CENTRE โ Garabka Saxda Ah Ee Aqoontaada.
Kaabe Tuition Centre
๐ซ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ต๐ฒ๐น๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฎ; โ๏ธ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ง๐ฎ๐๐ผ ๐น๐ฒ๐ต .
๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
๐ง ๐๐ผ๐ฏ๐ฐ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ.
20/10/2025
๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฒ ๐ง๐๐ถ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฒ Waa xarrun bixisa adeegyo Waxbarasho sida ;
1:Kaabista ardayda yar-yar
2:Ka Kaabista ardayda Casharada dugsiga
3:Barashada Qur'aanka iyo Tafsiirka
4:Waxbarashada dadka waaweyn
5:Barashada Luuqadaha Sida Carabi & English
18/10/2025
๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฒ ๐ง๐๐ถ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฒ Waa ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ardayga. ๐ช๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ ma u baahan tahay in ๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ Laga caawiyo Waxbarashada.
Nagala soo xidhiidhโคต๏ธ
๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ & ๐๐ฎ๐น๐น:0638891077
Click here to claim your Sponsored Listing.