🌙 Ku soo dhowaada Markazu Al-Xayaat ee Barashada Qur’aanka Kariimka 🌙
Waxaan idiin haynaa barashada: 📖 Xifdiga Qur’aanka Kariimka
📖 Tajwiid & Akhris sax ah
📖 Tarbiyad iyo akhlaaq Islaami ah
👦👧 Carruur & waaweynba waa la qaabilayaa
✨ Ku baro Qur’aanka si fudud oo nidaamsan, macallimiin khibrad lehna kuu diyaar ah.
📞 Nagala soo xidhiidh: ☎️ 0639110488
☎️ 0634883832
📍 Markazu Al-Xayaat — halka aqoonta Qur’aanku ka iftiimayso.
Markazu Al-Xayaat ee Barashada Qur’aanka
Markazu al-Xayaat waa hoyga tarbiyadda Qur’aanka iyo akhlaaqda wanaagsan ee carruurta
22/02/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Xarunta Guud
Hargeisa
0000
Hargeisa
0000