Albayaan primary and secondary school guriceel

Albayaan primary and secondary school guriceel

Share

HALKANI WAA BOGGA RASMI-GA AH EE SCHOOL AL-BAYAAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL GURI-EL.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 11/06/2026
Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 11/06/2026

11 - june -2026 Waa inoo soo Gaba-gaboobey imtixaanka Final-ka Ee sanad dugsiyeed 2025-2026.
Waxaan Guul iyo Natiijo Wanaagsan u Rajeyneynaa Dhammaan Arday-da Dugsiga.
Waxaa kale oo uga Mahadcelineynaa Macallimiinta sharaf-ta leh iyo dhamman Hawl-wadeenada Dugsi-ga Shaqada wanaagsan ee Ay Qabateen.

“Imtixaanku ma cabsi gelin , ee wuxuu cabbiraa kartidaada."

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 21/05/2026

Waxaa Maalinnimadii Arbacada la soo gaba-gabeeyey toddobaadka dhaqan-ka & hiddaha Ee dugsi. Kaasi oo arday-da dugsi-ga lagu baraayey hiddaha iyo dhaqan-ka wanaagsan Ee Somaliyeed.
Barnaamijkaan waxaa Abaabulkiisa lahaa Fasalka 10-aad Ee dugsi Sare.
" Ummad waliba jiritaankeedu waxaa uu ku xidhanyahay sida ay u ilaaliso dhaqankeeda soo jireen-ka "

14/05/2026
Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 14/05/2026

Arbaco 13 - April -2026
Arday-da fasalka 8aad Gaar ahaan Group-ka A ee fasalkaas ayaa soo gabagabeeyeey Meertada daabuur-ka ee Sanad digsiyeedkan 2025-2026.
Waxay so jeediyeen barnaamijyo taabanaayey mowduucyo kale duwan Oo iskugu jira wacayi-galin , dhiirigalin iyo Madadaalo.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 15/01/2026

Khamiis 15 -jan -2026 waxaa si guul leh inoogu so gabagaboobay IMTIXAAN-KA Dhexe ee Sanad dugsiyeed 2025-2026.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 25/06/2025

Munaasabaddan qiimaha badan waxay xasuus inagu siineysaa halgankii geesinimo, midnimadii shacabka Soomaaliyeed, iyo dadaalkii lagu gaarey xorriyadda Gobollada Waqooyi.

26-ka Juun 1960 – 2025
Sanadguuradii 65-aad ee Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed 🇸🇴 🇸🇴

School Albayaan primary and secondary school guriceel wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda iyo macallimiinta, kuwaas oo ah ubaxa mustaqbalka dalkan.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 15/06/2025

Waxaa inoo qabsoomay kullan iskugu jiray duco iyo dardaaran kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Arday-da Fasalka 8aad Ee Dugsi Dhexe.

Maamulka , macallimiinta iyo waalidiin-ta ayaa Arday-da Fasalka 8aad Ee dhawaan galaya imtixaan-ka wasaaradda waxbarshada Dowladda Galmudug kula dardaarmay ineey muujiyaan dadaal dheeraad Ah.

01/09/2023

WARGALIN MUHIIM EH
Maamu-lka School-ka Albayaan primary and secondary school guriceel waxa uu Dhamman Arday-da iyo waalidiin-taba ku wargalinayaa in berrito 2-da September schoolku Furmi doono.
Haddii alle idmo.

WABILLAHI TOWFIIQ.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252