19/06/2026
Ciyaar aad u xiiso badan oo dhex martay fasallada 6A iyo 6D ayaa ku soo idlaatay natiijo 6 iyo 3 ah, iyadoo guusha ay raacday fasalka 6A. Waxaan halkaan uga diraynaa hambalyo iyo bogaadin fasalka 6A guusha ay gaareen. Hambalyo, hambalyo.
17/06/2026
Qayb ka mid ah sawirada xaflada xiritaanka koobka ku bada cagta ee dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee Al-FOWS, Qaybta subax layda ciyaar xiiso bdn oo dhexmartay fasalada Form Four iyo Form Three ayaa ku soo dhamaatay f4, 7Goal iyo f3 3Goal.
16/06/2026
Natiijada kulanka shalay galab ee k**a dambeeska ahaa ( Final-ka) tartanka kubadda cagta Una dhaxeeyey form 4 iyo form 3, waxaana guuusha raacday Fasalka F4 sidaaana WAXAY ku noqodeeen champions-ka🏆 AL-FOWS 2026.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
16/06/2026
TOMORROW FINAL Grade 6D VS GRADE 5C
Ku guuleyso abaal marin lacageed oo saadaali kulanka adag ee final-ka ah Tartan aqooneedka sanadlaha
SHURUUDAHAN BUUXI
1. Follow dheh page-ka
2. Share garee
3. Like saar
4. Comments.
FG: saadaalinta waxay ku egtahay 13:00 PM (Duhurnimo) ka hor.
MAHADSANIDIIN.
14/06/2026
TOMORROW FINAL DAY FORM 4 VS FORM 3
Ku guuleyso abaal marin lacageed oo saadaali kulanka k**a dambeeska ah ama ( final-ka ah) ee u dhaxeeya Fasalada kala ah FORM 4 IYO FORM 3 ee tartanka kubadda cagta ee AL-FOWS CUP.
SHURUUDAHAN BUUXI
1. Follow dheh page-kea
2. Share garee
3. Like saar
4. Comment
5. FG saadaalinta waxay ku egtahay 4:00 PM (Galabnimo) ka hor.
MAHADSANIDIIN.
12/06/2026
Ciyaar xiisa badan oo u dhexeysay fasallada 5A iyo 5B ayaa kuso idlaatay 5 iyo 3 waxaana ay guushu raacday 5B Hambalyo Hambalyo