BAIDOA BRANCH:-
Qaar ka mid ah Ardada xarunta Baydhabo oo dareenkooda nala wadaagay kadib markii imtixaankii MID TERM-ka ahaa usoo idlaaday โจ๐.
.
Royal Muslim Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Royal Muslim Academy, School, KPP, HODAN, Mogadishu.
Iskuulka Royal Muslim xaruntiisa Mogadishu waxay kutaalaa degmada HODAN gaar ahaan xaafada KPP ama wac 0613337000 / 0616455517
Email: [email protected]
www.royalmuslim.net
15/06/2026
BAIDOA BRANCH:-
SAWIRADA MID TERM TWO EXAM โจ๐.
.
15/06/2026
SAWIRADA MID TERM TWO EXAM โ MOGADISHU BRANCH โจ๐.
.
13/06/2026
MID TERM TWO EXAM โ GURI'EL BRANCH โจ๐.
Waxaa inoo bilawday imtixankii [MID TERM TWO EXAM JUNE 2026] ee sanad dugsiyeedka 2026_2027
.
BAIDOA BRANCH
MOTION: "Capitalism Is Better Than Socialism."
UPPER CLASSES DEBATE.
OPP SIDE VS PROP SIDE.
Creative Art Practical Assessment๐จ๐๏ธ๐๏ธ
29/05/2026
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la wadaagno guusha ardaydeena, kuwaas oo dhawaan ka shaqa bilaabi doono xaafiisyada iskuulka iyo operations-ka iskuulka.
Farxad gaar ah ayay noo tahay in ardadan ay heleen shaqooyinkoodii ugu horeeyey ee noloshooda iyagoo weli ku guda jira waxbarashadooda. Tani waxay markhaati u tahay dadaalkooda, kartidooda iyo aqoonta ay kasbadeen.
Ardaydaan waxay shaqooyinka ku heleen hannaan tartan iyo hufnaan sare leh, iyagoo ka soo dhex muuqday dhammaan codsadayaashii kale ee tartanka ku jiray.
Hambalyo dhammaan saaxiibadeena cusub! Waxaan idinku soo dhoweynaynaa shaqaala waynaha Royal Muslim Family, waxaana idiin rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.
๐๐
26/05/2026
Eidul Adhaa Mubaarak ๐
Ciid Mubaarak dhammaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana idinka yeelo kuwo farxad, nabad iyo barwaaqo ku ciida.
Ciid wanaagsan ku ciida.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ.๐คฒ๐ผ
Baido branch:-
English Language Should Be Mandatory in Schools
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 14:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |