Hamar Training Center

Hamar Training Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamar Training Center, Education, Wadnaha Street, Mogadishu.

06/02/2025

OGEYSIIS

Waxaan dhamaan ardayda dugsiga sare ee fasalka afaraad la ogeysiinayaa in xarunta tababarada ee xamar ay qabaneyso koorso afarta maadooyinka cilmi ah taas oo lagu talagalay arday in loo diyaariyo sida uu uga qeyb qaadan lahaa imtixaanka qaran ee sanadkan 2024-2025 isdiwaangalinta waxey ka socotaa xarunta Hamar Training Center wixii faahfaahin kala xiriir 0619880684

01/05/2022

Ciidul mubarak

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidrida.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu innaga aqbalo acmaashii kheyrka badneyd ee aynu soo gudannay bisha barakeysan ee Ramadaan, Ciiddan teeda xigtana uu samo iyo barwaaqo innagu gaarsiiyo.

كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

02/04/2022

Xarunta Tababaradda Ee Xamar (Hamar Training Center HTC) waxa ay leedahay dhammaan umadda Muslimka

Photos from Hamar Training Center's post 01/04/2022

Waxaa galinkii dambe ee maanta oo taariikhdu ku beeganeed 01-April-2022 soo idlaaday seminar soconayay 2 Maalin, Kaas oo ciwaankiisu ahaa " "

Waxaana maanta soo jedinaayay Ustaad oo wax ka dhiga jaamacadaha magaalada Muqdisho.
Xarunta Tababaradda Ee Xamar (Hamar Training Center HTC).

Photos from Hamar Training Center's post 31/03/2022

Xarunta Tababaradda Ee Xamar (Hamar Training Center HTC) ayaa maanta waxaa ka bilaawday Seminar ciwaankiisu ahaa
, waxaana kasoo qeyb galay arday badan oo u baahi qabay seminar-kaasi.
waxaa maanta soo jeedinaayey Seminarkan ustaad Mr Yusuf salad oo wax ka dhiga qaar ka mida jaamacadaha magaalada muqdisho.

27/03/2022


Xarunta Tababaradda Ee Xamar (Hamar Training Center) Waxa ay ogeysiineysaa dhamaan ardayda jecel iney sare u qaadan Aqoontooda iyo xirfadooda shaqada in laqaban doono Tababar ku saabsan " ".

Fadlan iska diiwaan gali link-ga hoose
https://forms.gle/dPwWRXfRDpt4LJfr5

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir number-dan kala ah: 0615179956/615191523/615305621

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
MO-SO-+252