Eid Mubarak
Xanaanada Azhaar Almustaqbal
*Barbaarinta iyo Xanaanada Ubadka
* Barida Akhrinta iyo Qoraalka
*Xifdinta Qur'aanka Kariimk
Fadliga Maalmaha Dul-Xijjah
waxaa la idin ogeysiinayaa in fasaxa Ciidda uu bilaabanayo maanta oo ah Isniin, 25-05-2026.
📅 Waxaa dib loo furayaa:
Sabti, 06-06-2026
Waalidiin iyo ehelkiinaba waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Mubaarak, caafimaad, barwaaqo iyo farxad joogto ah
🌸 “Yaa siinee?” ❤️
Jawaabaha carruurta waa jacayl, farxad iyo qaddarin dhab ah 🥹✨
Mid walba qofka ugu qaalisan ayuu qalbigiisa uga dhawaaqayaa ❤️🧒👧
❤️
17/05/2026
Macalin English
Shuruudaha
1. Inee tahay dumar
2. Inee jirto 22 sano waxii ka weyn
3. Inee leedahay khibrad ku saabsab shaqada
4. Inee u dhawdahay xanunta
5. Inee tahay qof dulqad iyo naxriis leh
6. inee awoodo inee shaqayso lawada galin
Barashada hingaaddu waxay kor u qaaddaa xiisaha waxbarashada, akhriskuna wuxuu kobciyaa fikirka iyo garaadka carruurta 🧠
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2526
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 04:00 |
| Tuesday | 07:00 - 04:00 |
| Wednesday | 07:00 - 04:00 |
| Saturday | 07:00 - 04:00 |
| Sunday | 07:00 - 04:00 |