Somali Technical Training Institute

Somali Technical Training Institute

Share

Where theory meets practice .

Photos from Somali Technical Training Institute's post 18/06/2026

Ardayda Form 4 ee Dugsiga Sare Howl-wadaag ayaa soo booqday xarunta Machadka SOTTI si ay uga helaan xog ku saabsan xirfadaha gacanta iyo waxbarashada farsamada, iyagoo sidoo kale qaadanayay kaararkooda aqoonsiga (ID Card) ee imtixaanka Dowladda.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wacan imtixaankooda iyo mustaqbalkooda.

18/06/2026

Qaar ka mida Ardayda Form 4 ee Dugsiga Sare Howl-wadaag oo sannadkan qalin-jabinaysa ayaa nala wadaagay aragtidooda ku saabsan muhiimada xirfadaha gacanta iyo waxbarashada farsamada.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda Form 4 guul imtixaanka qaranka iyo tallaabooyinka xiga ee noloshooda.

08/06/2026

Halkan ka bilow safarkaaga xirfadeed.
Koorsada Barista waxay bilaabanaysaa dhowaan.
Is qor hadda oo lasoo xariir 613999926.

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak, Farxad iyo caafimaad ku ciida.

14/05/2026

Waxaan bilaabaynaa fasal cusub oo Computer Application ah.
Baro sida loo isticmaalo kombiyuutarka si fudud oo xirfadaysan.
wixii faafaahin dheraad ah lasoo xiriir 61 3999926.

14/05/2026

Interior Design Seminar By Qaali Da'ud Elmi founder of Q interior design studio.

13/05/2026

Ma jeceshahay inaad guryaha iyo xafiisyada ka dhigto meel casri ah oo indhaha u roon. Somali Technical Training Institute waxay kuu haysaa fursad aad ku baranayso xirfadda Interior Design-ka.

Ha iska lumin fursadan. Diiwaangelintu hadda waa furan tahay, boosaskuna waa kooban yihiin.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: [613999926]

Photos from Somali Technical Training Institute's post 13/05/2026

Waxaan idinla wadaagaynaa sawirrada siminaarkii Interior Design-ka ee ay noo soo jeedisay Qaali Da'ud Elmi oo ah aasaaska Q interior design studio.

09/05/2026

Ma rabtaa inaad ku barato Interior Design muddo kooban.
ka faa’iideyso fursadaan.

Machadka SOTTI wuxuu furay is-qorista koorsada naqshadeynta gudaha oo aad ku baran doontid muddo 6 bilood ah.

Qiimaha: $40 kaliya.

Goobta: Somali Technical Training Institute

La xiriir: 61 3999926

Is-qoristu way furan tahay, ee soo gaar intaysan kuraastu kaa buuxsamin.

FREE SEMINAR INTERIOR DESIGN 07/05/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan martigelinno seminar gaar ah oo ay soo jeedinayso ( Qaali Da'ud Elmi ) oo ah naqshadeeyaha iyo aasaasaha Q interior design studio.

Qaali waxay nala wadaagi doontaa aqoonteeda iyo khibraddeeda ku aaddan sida loo abuuro goobo qurux badan oo casri ah, kuwaas oo kor u qaadaya nolosheena maalinlaha ah. Ha moogaan fursaddan qaaliga ah.

πŸ—“ Maalinta: Isniin, 11 May, 2026
πŸ•’ Saacadda: 3:00 PM (Galabnimo)
πŸ“ Goobta: Somali Technical Training Institute

πŸ“ Fadlan isu diwaangeli adoo isticmaalaya linkiga Google Form-ka ee hoos ku qoran:
[https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeZffvW_ekpqFuJwgeydXloh4HBlGSikBEFnnJTqM0soHDOpw/viewform?usp=publish-editor]

Nagala soo qaybgala seminar-kan dhiirigelinta ah.

FREE SEMINAR INTERIOR DESIGN FADLAN BUUXI FORMKAAN SI AAD UGU MID NOQOTA DADKA NASIIBKA U YEELANAAYA SEMINARKAAN INTERIOR DESIGNKA HADII AAD BUUXISA WAQTIGA SEMINARKA MAALIN KA HOR DADKA NASIIBKA U YEESHAY AYAAD KA MID NOQON DOONTAA

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu