20/06/2026
Muuqaladii laga qabtay aradayda sanadka 2025-2026 ka qalin bedalaneysa dugsiga H/Dhexe Al-Amal Primary & Secondary.
Ku soo dhawaada Dugsiga H/Dhaxe iyo Sare Ee Al-Amal, waxaa diyaar idin kugu ah maamul iyo mucalimiin u tababaran howsha wacan ee ay u hayaan dadkooda.
Dugsigu waa goob ku astaysan kobcinta garaadka ubadka soomaaliyeed iyo dhowrisra jirkooda si loo helo mustaqbalka dad fiyow maskax iyo jir labadaba isla markaana uu sareeyo garaadkooda aqooneed.
20/06/2026
Muuqaladii laga qabtay aradayda sanadka 2025-2026 ka qalin bedalaneysa dugsiga H/Dhexe Al-Amal Primary & Secondary.
Muuqaladii laga qabtay aradayda sanadka 2025-2026 ka qalin bedalaneysa dugsiga H/Dhexe Al-Amal Primary & Secondary.
20/06/2026
Qayb ka mid ah muuqaladii laga qabtay aradayda sanadka 2025-2026 ka qalin bedalaneysa dugsiga Sare ee Al-Amal Primary & Secondary.
Qayb ka mid ah muuqaladii laga qabtay aradayda sanadka 2025-2026 ka qalin bedalaneysa dugsiga Sare ee Al-Amal Primary & Secondary.
Waa fariin aad iyo aad u mudan in arday walba, waalid walba, mucalim kasta iyo qof kasta oo mas,uuliyad ka ah meel ubadka soomaliyeed lagu barbaarinaayo.
Fadlan dhageyso oo ku dhaqan.
Mahadsanidiin
https://www.facebook.com/share/v/1CgoXZgUd1/
Tartan aqooneed loo qabtay ardayda Khamiis iyo Jimco.
| Monday | 06:00 - 05:00 |
| Tuesday | 06:00 - 05:00 |
| Wednesday | 06:00 - 05:00 |
| Thursday | 06:00 - 05:00 |
| Friday | 06:00 - 05:00 |
| Saturday | 06:00 - 05:00 |
| Sunday | 06:00 - 05:00 |