20/06/2026
🤲✨Guul Ayaan U Rajaynaynaa Ardayda Soomaaliyeed Ee U Fadhiisatay Imtixaanka Qaranka. Dadaalkiinna, Adkaysigiinna Iyo Diyaargarowgiinna Ayaa Maanta Miro Dhalaya.
Waa Mu'asaso loo unkay bar-baarinta iyo wax baridda Ubadka Soomaaliyeed. شعارنا: بالعلم والعمل نبني الأجيال
هذفنا: إرتباط بالأصل وإتصال بالعصر
20/06/2026
🤲✨Guul Ayaan U Rajaynaynaa Ardayda Soomaaliyeed Ee U Fadhiisatay Imtixaanka Qaranka. Dadaalkiinna, Adkaysigiinna Iyo Diyaargarowgiinna Ayaa Maanta Miro Dhalaya.
20/06/2026
Jiilka berri halkan ayuu ka bilaabmaa! Mu'asasada Al-Macrifa waxay u taagan tahay dhisidda mustaqbalka iyo aqoonta ubadkeenna. 📚✨ "
18/06/2026
🎓✨ Sagootinta Ardayda Fasalka 8-aad – Sanad Dugsiyeedka 2025/2026
Maanta waxaan sagootineynaa ardaydeenna qaaliga ah ee soo dhammaystay marxalad muhiim ah oo ka mid ah waxbarashadooda. Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar, iyo mustaqbal ifaya.
Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 8-aad! 🌟📚
✨ Hambalyo ardayda Fasalka 8-aad!
Waxaad si guul leh u soo dhamaysateen imtixaanka shahaadiga ah ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir . Dadaalkiinna iyo adkeysigiinna ayaa maanta miro dhalay. 📚🌟
Tartanka Finalka Kubadda Cagta ee Mu'asasada Al-Macrifa , oo dhexmaray Fasallada Form 3A iyo Form 2A. Guusha waxa ay raacday Fasalka Form 3A, kadib ciyaar xamaasad iyo tartan adag lahayd
14/06/2026
⚽🏆 Sawirro |
Tartanka Finalka Kubadda Cagta ee Mu'asasada Al-Macrifa , oo dhexmaray Fasallada Form 3A iyo Form 2A. Guusha waxa ay raacday Fasalka Form 3A, kadib ciyaar xamaasad iyo tartan adag lahayd. 🏆⚽
13/06/2026
📚✨ Waxaan muhiimada siinnaa aqoon iyo anshax, si aan u dhisno jiil leh garaad, edeb, iyo masuuliyad.
Waxbarasho tayo leh iyo tarbiya wanaagsan waa aasaaska guusha mustaqbalka. 🌱
13/06/2026
📚🌱 Barbaarin iyo waxbarasho isku dheelitiran waa furaha korriin wanaagsan.
Waxaan dhiseynaa carruur leh aqoon, akhlaaq suubban, iyo kalsooni ay ku wajahaan mustaqbalkooda. ✨
🌟 Maanta barbaari, berri guul ku naaloon.
Wacyi-gelin khusaysa Ardayda galaysa Imtixaanka fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
aqoontuna waa furaha guusha iyo mustaqbal ifaya. Maanta baro, berri hoggaami. 🌟
| Monday | 06:30 - 17:30 |
| Tuesday | 06:30 - 17:30 |
| Wednesday | 06:30 - 17:30 |
| Thursday | 06:30 - 17:30 |
| Friday | 07:00 - 11:00 |
| Saturday | 06:30 - 17:30 |
| Sunday | 06:30 - 17:30 |