18/06/2026
18 juun 2026 waa maalinta fasalka 8aad Hambalyo.
Isku darka dadaalkii aad sameyseen, ducadii waalidkiin iyo barayaashiina waxaan imaan doonto maalin aad wada najaxdaan waana wada farxi doonaa
Mareegta rasmigaa ee Dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ee Nagayle. Toosin iyo tacliin siin. nagayle school
18/06/2026
18 juun 2026 waa maalinta fasalka 8aad Hambalyo.
Isku darka dadaalkii aad sameyseen, ducadii waalidkiin iyo barayaashiina waxaan imaan doonto maalin aad wada najaxdaan waana wada farxi doonaa
18/06/2026
Subax wanaagsan Nagayle family๐ซถ
Waxaan rajeynaa inaad soo jiif kacdeen anankana sidoo kale ๐ฅฌ. Waxaa taagan buskii ugu horeeyey waana buuxsanyey waxaana u dirnay goobaha imtixaanka ee fadlan soo degdega.
Nasiib wanaag maanta ayaa imtixaanka noogu dambeysa. Saacada lagaa rabo waa 7:30am inaad fadhidaa kursigaaga iyo miiskaaga Mahadsanid.
Nagayle Primary and Secondary School
17/06/2026
Waalidiinta iskuulka, ardayda iyo barayaasha loo xil saaray basaska daabulka ardayda waa iney ugu dambeyn xarumaha imtixaanka geeyey ka hor 7:15 si ardaygu u fadhiisto kursigiisa.
Farriintaan waxey kaaga imaaday agaasinka waxbarashada Gobalka Banaadir.
Waa maalintii ugu dambeysayโ
Nagayle Primary and Secondary School
16/06/2026
๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ถ๐๐ผ ๐
๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ธ๐ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.
๐ญ. ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐| ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐
๐ฎ. ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐จ๐บ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ | ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ
๐ฏ. ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ธ๐ต ๐ฌ๐๐๐๐๐ณ ๐๐น-๐ธ๐ผ๐๐ป๐ฒ๐๐ป ( ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐๐) | ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฒ
๐ฐ. ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ | ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ
๐ฑ. ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐๐
๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐ถ | ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป
๐ฒ. ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ด๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฒ | ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฒ.
๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฏ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป.
15/06/2026
๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎโ
Birri waxaan geleynaa ๐ซ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ iyo ๐ง๐ถ๐ธ๐ป๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ท๐ถ ballana waan kala qabnaa ardayey.., waxaana noo harsan ๐ฏ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐ ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป.
Waxaan idinku qabnaa ๐ธ๐ฎ๐น๐๐ผ๐ผ๐ป๐ถ ๐ณ๐ถ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐ป waadna wada ๐ด๐๐๐น๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ๐ป inshaโallh.
Maalinta 1aad ee imtixaankaโ
Waxaa si wanaagsan noogu billowday imtixaankii looga gudbaayey dugsiga dhexe ee heer Gobol.
Waxaan xarumaha imtixaanka u daabulnay dhammaan ardaydii geleysay imtixaanka waana ka soo celinay birrina waa isla sidaas.
Waaliddiinta iskuulka yeysan soo dirin arday aan soo quraacan, lamana rabo in ardayna ka soo dib dhaco ballanta.
Ardaydeyna waxaan ku qabnaa kalsooni fiican waana wada baasi doonaan inshaโallh.
Isbuuca Imtixaanka
Macallimiinta loogu tala galay iney ardayda geeyaan xarumaha Imtixaanka
Isniin 15 juun 2026
15/06/2026
Waa subax Isniina taariikhduna waa 15 Juun 2026, waana maalintii loo asteeyey in loo dareero imtixaanka dhexe ee heer Gobal, waalidiinta Iskuulka yeysan soo dirin arday aan quraacan.
Waxaa diyaara basaskii iyo macallimiintii ardayda loo diyaarshay ee soo dhaqsada si aan u gaarno goobaha imtixaanka mahadsanidiin.
Waxaan idinku qabnaa kalsooni fiicaan waad wada guuleysan doontaan inshaโallh.
14/06/2026
Waaliddinta iskuulka waxaan mar kale xasuusineynaa in ardayda loo diyaarshay basas iyo macallimiin qaada oo geysa xarumaha imtixaanka lagu gelaayo kana keenta.
Ardayda iskuulka birri waxaa loo kala daabuli doonaa Iskuul Godey, Iskuul Muqdisho iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ay imitixaanka ku geli doonaan.
Dhammaantiin waxaan idinku qabnaa kalsooni buuxda waadna wad guuleysan doontaan.
Nagayle Primary and Secondary School
13/06/2026
Xaflad Taabuur Xiritaan โ Fasalka 7aad Galableyda Xarunta 2aad.
Galabta ardayda fasalka 7aad ee galinka dambe Xarunta 2aad ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad taabuur xiritaan ah, iyagoo sidoo kale xaflad sharaf iyo mahadnaq u sameeyay foomestaradooda macallimad Saabariin Maxamed Cali.
Munaasabaddan ayaa ahayd mid ka tarjumaysay anshaxa, wadajirka iyo qaddarinta ay ardaydu u hayaan macallimadooda, oo door muuqda ka qaatay hagidda, dhiirrigelinta iyo horumarka waxbarasho ee fasalka.
Hambalyo Fasalka 7aad โ Guushu waa dadaal iyo midnimo.
Nagayle Primary and Secondary School