This school is one of public schools located in wadajir District of Banadir region and it is one of community schools which come directly under the Ministry of Education of Somalia Federal government.
Dugsiga waxaad ka helaysaa barshada Quraanka iyo Culuumtisa. Sidoo kale barashada Culuumta shareecada iyo Carabiyada.
تفسير قرآن كريم بصوت وصورة وسنة رسوله صلى الله عليه وسلم وأقوال سلف صالح
Ku soo dhawaada xarunta xifdinta quraanka Kariimka ah ee Markaz Al-Rahma.