Jubba school

Jubba school

Share

Our school strives to be a beacon of academic excellence and innovation.

We aim to empower students with critical thinking, creativity, and problem-solving skills to excel in a rapidly changing world.

17/06/2026

Samiira Omar Sacid iyo Maryan Qasim Barre oo Ka Falceliyey Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalka 8-aad (2025โ€“2026)

Photos from Jubba school's post 17/06/2026

Xarumaha Imtixaanka: 6Xarun
Wadarta Ardayda: 52 Arday

Waxaan ardayda kula dardaarmaynaa:
โœ… Inay waqtiga ilaaliyaan
โœ… Inay soo qaataan aqoonsiga looga baahan yahay
โœ… Inay yimaadaan xarunta imtixaanka ugu yaraan 30 daqiiqo ka hor waqtiga imtixaanka

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan.

16/06/2026

Hambalyada Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 AH ๐ŸŒ™
Dugsigu wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Muslimiinta munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga 1448 AH.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub inooga dhigo mid ay ka buuxaan kheyr barako nabad caafimaad iyo guulo waaweyn.
Sanad Hijriyeed Wanaagsan! ๐Ÿคฒ

๐ŸŒ™

09/06/2026

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ
Marxuum Sheekh Mohamed Nuur Maxamed( Shiikhul kuli) wuxuu ka mid ahaa macalimiintii lagu aas- aasay dugsiga isaga oo muddo ka badan 15 sano si hufan uga soo shaqeeyay horumarinta waxbarashada iyo tarbiyadda ardayda.

Marxuumku wuxuu ahaa macallin qiimo badan oo door weyn ku lahaa soo saarista iyo hagidda arday badan oo maanta bulshada dhexdeeda ka muuqda.
Wuxuu reebay raad wanaagsan aqoon iyo anshax ay ka dhaxleen kumannaan arday.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Jannatul Firdowsa qabrigiisana u waasiciyo dambigiisana dhaafo samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii qaraabadii asxaabtii iyo ardaydii uu ka geeriyooday.

Aaamin ya rabi

03/06/2026

Allahayoow u fududee dhammaan ardayda imtixaanka dowliga ahgalaysa, fahamkooda u badi, xasuustooda u xooji,

qalbigoodana degganaansho iyo kalsooni sii, Dhamantiin wxa idiN rajeyna GuuL&mustaqbaL ifaya oo qurux Badan

Photos from Jubba school's post 02/06/2026

HAMBALYO! ๐ŸŽ‰

Dugsiga Jubba school waxay si kal iyo laab ah HAMBALYO ugu dirayaan:

Salma Muqtaar Sheikh

taaa oo si guul leh u soo gebagabeesay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda.

Waxaan aad ugu hanweynahay dadaalkada iyo dulqaadkaaga horseeday guushan taariikhiga ah.

Guushaadu ha noqoto mid kuu fureysa albaabada horumarka, aqoonta iyo guulo kale oo ka weyn.

Hambalyo mar kale salma๐ŸŽŠ

Photos from Jubba school's post 27/05/2026

Hambalyo Anwar Ali Mohamud! ๐ŸŽ“
Dhammaystirkaaga jaamacaddu waa guul weyn.
Anwar oo ka mid ahaa ardaydii ka qalin bedelaty dugsiga
Alle ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kuu noqoto iftiin aad ku hagto jiilka cusub.
Hambalyo Anwar ๐ŸŽŠโค๏ธ

21/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026

Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

20/05/2026

Guul idiin rajeynaa dhamaantiin insha Allah
Alle ha idin fududeeyo ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 2026.

DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

17/05/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:29
Wednesday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30