Onkod Primary and Secondary Schools

Onkod Primary and Secondary Schools

Share

Iskuulka Onkod waxaa la,aas aasay sanadka marka uu ahaa 16/2//2019 ONKOD waa iskuul tayo sare leh

18/06/2026

Alx maanta oo khamiisa taarikhduna ay tahay 18/6/2026 waxaa sinabada noogu soo dhamaaday imtixaankii qaranka ee fasalka 8aad . Guul ayaan u rajeen doonaa dhamaan ardada soomaaliyeed qaasatan ardada dhigata Onkod Primary and Secondary Schools.

16/06/2026

𝐃𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐀𝐋 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎------

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka onkod primary and secondary school waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan Ummadda Islaamka ah , munaasabadda curashada Sanadka Cusub ee Islaamka 𝟭𝟰𝟰𝟴 𝗛𝗜𝗝𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 .
Waxaan 𝗔𝗟𝗟𝗘 𝗦𝗪𝗧 ka baryaynaa inuu sannadkan cusub ka dhigo mid khayr, barwaaqo, nabad iyo horumar leh.
Sanad wanaagsan 1448-H.
𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇.
MAAMULKA ISKUULKA ONKOD.

16/06/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u qabsoomay maalinta 2aad ee imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad dugsi dhexe. Maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Onkod waxay u rajeynayaan dhammaan ardayda guul iyo natiijo wanaagsan i.a.

14/06/2026

Ardayda soomaaliyed guul ayaan uwada rajeyn doonaa,qaasatan ardayda iskuulka onkod primary and secondary school i.a

12/06/2026

Tartan aqoonedkii dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee onkod primary and secondary school,tartankaas oo u dhaxeyay fasalada dugsiga uu kakooban yahay, ayaa k**a dambestii fiiinaalka waxaa iskugu soo haray
Fasalka form one iyo fasalka 5/6aad, ugu dambeyn tartanka waxaa ku guuleystay fasalka 5/6 aad . Hamplyo hamplyo hamplyo fasalka 5/6.

11/06/2026

Bahda Onkod waxay garab istaag buuxa u muujinaysaa walaalkeen Omar Abdulkadir Artan, garsooraha Soomaaliyeed ee magaca dalkeenna kor u qaaday. Dadaalkaaga, kartidaada iyo horumarka aad gaartay waa wax lagu faano.
Bahda Onkod waxay kuu rajaynaysaa guul, caafimaad iyo horumar joogto ah.
Bahda Onkod way kula jirtaa — guul ayaana kuu rajaynaynaa, Omar Artan!👏.

11/06/2026
10/06/2026

Filo goor dhow 👀

30/05/2026

ONKOD CUP : Final day

Kulan xiisabadan oo dhax maray fasalka form one iyo fasalka 8aa,
Kulankaas oo ku soo gaba gaboobay
2:5 oo guusha kuraacday fasalka 8aad
Hamplyo class -8
Champions of Onkod Cup .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

D. G/howlwadaag Agagaarka Masjidka Biyamaalow
Mogadishu