Culuum College

Culuum College

Share

CULUUM college is a private non-profit leading higher education institution which is committed providing the excellent college education.

16/06/2026

Happy islamic new year

16/06/2026

🔬 SCIENTIFIC TEACHING EXCELLENCE PROGRAM (STEP)
Barnaamijka Horumarinta Macallimiinta Maadooyinka Sayniska
📢 Fursad Dahabi ah oo loogu talagalay Macallimiinta Soomaaliyeed
Ma tahay macallin dhiga Physics, Chemistry, Biology ama Mathematics?
Ku soo biir STEP, oo ah barnaamij casri ah oo loogu talagalay horumarinta aqoonta, xirfadaha waxbaridda, iyo tayeynta macallimiinta maadooyinka sayniska.
Waxyaabaha Lagu Baranayo
✅ Hababka casriga ah ee waxbaridda maadooyinka sayniska
✅ Qorsheynta casharrada (Lesson Planning)
✅ Maareynta fasalka (Classroom Management)
✅ Hababka qiimeynta iyo imtixaannada
✅ Adeegsiga Teknolojiyadda iyo AI ee waxbarashada
✅ Xallinta dhibaatooyinka ardayda ee maadooyinka sayniska
✅ Farsamooyinka kor loogu qaado fahamka ardayda
✅ Horumarinta xirfadaha macallinnimada
Faa'iidooyinka Barnaamijka
🏆 Shahaado (Certificate) la aqoonsan yahay
👨‍🏫 Tababar ay bixinayaan khubaro waxbarasho
📚 Agab waxbarasho oo dhammaystiran
🤝 Isku xirnaan xirfadeed oo macallimiin ah
🚀 Kor u qaadista tayada waxbarashada iyo xirfadda macallinnimo
Diiwaangelintu Way Furan Tahay
📍 Goobta: Culuum college
📅 Taariikhda Bilowga: 04/07/2026
📞 Wixii Faahfaahin ah: 615 08 14 88
STEP Empowering Science Teachers, Inspiring Future Scientists.
NEW PROGRAM FOR SCHOOL TEACHERS
LECTURE Ismail Buulle SENIOR SCIENTIFIC TEACHER

14/06/2026

BATCH-2 INTAKE
📢 Waxaa furmay diiwaangelinta Batch-ka 2aad ee ardayda FORM-4 ka ah.

🎓 Ka faa'iidayso fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo loogu talagalay horumarinta aqoonta, xirfadaha, iyo mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed.
✅ Diploma of Scientific Subjects(F-1,F-2,F-3 & F-1
✅ Diploma of Advanced English

📚 Waxaa naga go'an tayeynta waxbarashada iyo horumarinta ardayda Soomaaliyeed, si ay u gaaraan heer sare oo aqooneed iyo guul waarta.
🕒 Full Time | Part Time
📍 Goobta: Deyniile (Gutale)
📞 WhatsApp: 615 08 14 88 ama 615 20 34 44.

11/06/2026

Art that Educates, Education that Inspires.
Culuum College
Opening the door to your future

11/06/2026

Shaqaa ka socoto CULUUM COLLEGE
Soo dhaweynta sanad dugsiyeed cusub
Iyo wax cusub i.a

07/06/2026

Classroom rules
In Culuum college

30/05/2026

🎓 OGEYSIIS MUHIIM AH
ARDAYDA CULUUM COLLEGE
Asc Ardaydeena Qaaliga ah,
Waxaan idinla wadaageynaa in la diyaariyey Shahaadadii (Certificate) aad muddada dheer sugeysay, taas oo caddeyneysa inaad si guul leh u dhammaysatay Hal Sano oo Maadooyinka Scientific-ka ah (Form 1 ilaa Form 4).

Shahaadadani waa mid qiimo weyn kuu leh, waxayna mustaqbalka kaalin muhiim ah ka qaadan doontaa muujinta aqoonta iyo xirfadaha aad kasbatay muddadii waxbarashada.

📌 Qiimaha shahaadadu waa mid aad u jaban.
Shahaadooyinka qaar h**e ayaa loo dalbaday, adiguna hadda waad dalban kartaa si laguugu diyaariyo.
📞 Kala xiriir: 615 08 14 88.

Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee lagu xaqiijinayo dadaalkaaga iyo guushaada waxbarasho.
Mahadsanid.
CULUUM COLLEGE
Opening Your Door to the Future

30/05/2026

CULUUM COLLEGE
Opening your door to the future

To be a leading center of excellence in Science, Languages, and Technology, shaping innovative thinkers, effective communicators, and future leaders who positively impact society.

To provide high-quality education in Science, Languages, and Technology through innovative teaching, practical learning, and character development, empowering students to succeed in a rapidly changing world.

🔹 Excellence – Striving for the highest standards in education and achievement.
🔹 Innovation – Encouraging creativity, technology, and problem-solving.
🔹 Integrity – Promoting honesty, responsibility, and ethical behavior.
🔹 Knowledge – Fostering a passion for learning and discovery.
🔹 Communication – Building strong language and communication skills.
🔹 Leadership – Developing confident and responsible future leaders.
🔹 Discipline – Encouraging commitment, respect, and professionalism.
🔹 Collaboration – Working together to achieve common goals.
🔹 Service – Contributing positively to communities and society.

30/05/2026

Isku soo noqod wanagsan ardaydeena qiimaha badan fasaxii ciida wuu dhamaaday
Manta waxaa noo bilaaban doono
Revision kii FOMR-1 FORM-2 iyo FORM-3

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Dagmada Deynile (gutaale)
Mogadishu