KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH
fadlan nagala soo xidhiidh lambarkan hoos ku qoran
+252633777100
mahadsanid 🥰
Al-Bayaan QURAN Academy
KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH
+252633777100
KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH
fadlan nagala soo xidhiidh lambarkan hoos ku qoran
+252633777100
mahadsanid 🥰
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيمِ
Ma ogtahay macmiil in aad Qur'aanka Kariimka iyo dhamaan culuumta shareecada islaamka aad ku baran kartid qaab onilne ah adiga oo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo
AL-BAYAAN QURAN ACADEMY
Waxa ay bilawdey qorista ardey cusub
Oo iskugu jira
👉 Caruur
👉 Dumar
👉 Iyo ragba
Fadlan nagala soo xidhiidh
lambarka hoos ku qoran 👇
+252633777100
04/07/2023
اللهم يا حي يا قيوم ، برحمتك أستغيث ، أصلح لي شأني كله ، ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين
31/05/2022
Haka quusan tawbada xitaa hadii uu danbigaas soo noqnoqdo
Miyanay ahayn inaad dhaqdo mardaada markasta oo ay wasakh noqto ??
Sidaas oo kale markasta oo danbi ku dhacdo rabiga danbi dhaaf waydiiso
قُلْ يَٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُواْ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغْفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ
((Waxaad dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftoodow ha ka quusanina naxariista ilaahay , ilaahay waa dhaafa danbiyada dhamaantoode , waana dambi dhaafbadane naxariis badane ))
31/05/2022
assalamu alaykum warahmat allah wabarakatuh
Kubaro qur'aanka kariimka adiga oo jooga gurigaaga waxa laga yaaaba in uu sabab u noqdo badbaadada maalinke qiyaame
Rasuulka waxa uu yidhi csw (( kiina ugu khayr badan waakan barta qur'aanka dadkana sii bara )) hadaba waxaan ini diyaarinay macalimiin khibrad dheer uleh qur'aanka iyo xadiithka sido kale waxa lagu dhigaya tafsiirka qur'aanka iyo kutubo kale oo diini ah
Hadaba fadlan naga soo wac lambarkan ama fariin noogu soo dir whatsapp
+252634272082
Hana ilaabin inaad faafiso khayrka waxa laga yaaba inaad sabab u noqoto badbaada qof kale
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
London
Opening Hours
| Monday | 5:30am - 11:59pm |
| Tuesday | 5:30am - 11:59pm |
| Wednesday | 5:30am - 11:59pm |
| Thursday | 5:30am - 11:59pm |
| Friday | 5:30am - 11:59pm |
| Saturday | 5:30am - 11:59pm |
| Sunday | 5:30am - 11:59pm |