24/01/2026
"Ka gudub aqoonta guud, baro sida looga shaqeeyo Nafaqada heer xirfadnimo." Webinar-kan(free online webinar) wuxuu kuu sahlayaa inaad si dhab ah u fahamto farqiga u dhexeeya SAM iyo MAM iyo sida loogu shaqeeyo goobaha caafimaadka. Ha moogaan!