13/01/2025
IMAM Maalik Islamic Center
barashada diinta islaamka
13/01/2025
09/08/2024
Hormarka dunidu gaartay
14/05/2024
Walal wax ka badbaadi caruurta reer falastiin oo udir zakada aad bixineyso unu duceey in ilaahay cadawga ka dulqaado 👬👬👬👬
08/05/2024
Ku soo dhawada IMAM Maalik Islamic Center
Oo kuu soo kordhiyay qeyb online ah
08/03/2024
Muxaadaro Sheekh Muuse Daahir Aways oo ka hadlaya Dumarka iyo Diinta Muxaadaro Sheekh Muuse Daahir Aways oo ka hadlaya Dumarka iyo Diinta
08/03/2024
Ogaysiis.
Dhamaan Dumarka Muslimiinta ee ku nool xaafada islii iyo Guud ahaanba Magaalada Nairobi waxaa Maamulka iyo Macaliimiinta Markazka IMAM Maalik Islamic Center in axada nagu soo aadan oo Taariikhdu tahay 10 bishan March 2024-ka
Galabkii ay xarunta Markazka oo ku taala islii wadada afaraad lagu qaban doono Muxaadaro Qiimo badan oo Ciwaan keedu yahay (Axkaamta Soonka) waxaa soo jeedinaya
Macalimad Fartuun Maxamed Cusmaan
kasoo qayb galkaagu waa muhiim.
01/03/2024
اعلان : يعلن مركز الإمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم
والدراسات الإسلامية
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Eastleigh Fouth Street
Nairobi South
00610