Rashka Barre

Rashka Barre

Share

Kanaalka Rashka Barre waa Kanaalka kaliya ee ka hadla Xayawaanada.

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ
Rashka Barre, whose real name is Abdirashid Barre, is a documentary narrator and graphic designer. He is also a multi-award-winning journalist and has a YouTube channel with over 700,000 subscribers that focuses on animals, wildlife, nature, and documentaries
Kanaalkan waa Kanaal ka hadla Duurjoogta iyo dhammaan Xayawaanada guud waana kanaalkii ugu horreeyey a

14/04/2026

Waa dhow nahay

11/04/2026

Waxaan la kulmay maanta!!!

10/04/2026

https://youtu.be/s34y_2XAIT0
Asc, asxaabta jimca wanaagsan waxaan furay kanaal kale oo ka duwan xayawaanada ahna personal, waxaase isoo gaartay hambalyada Youtube oo ah inaan gaaray 10 subscribers ha ha ha ha ha ha. waxaan ii dhiman hambalyadiina kusoo dhawaada.

31/03/2026

Alxamdulillah, waan ka soo laabtay Cumrada 🤍
Runtii aad ayaan idiin ku xiisay dhammaantiin. Intii aan maqnaa, waxaan si dhab ah u dareemay qiimaha taageeradiinna. Fariin kasta, daawasho kasta, iyo kalgacayl kasta aad ii muujiseen aad ayaan idin kugu mahadcelinayaa.
Waad ku mahadsan tihiin inaad mar walba i garab taagan tihiin.
Mahadsanidiin🙏
Love you ❤️

21/03/2026

I've just reached 460K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

06/03/2026

06/03/2026

06/03/2026

Xiliga Afurka

27/02/2026
27/02/2026
27/02/2026

Saaxibada qaaliga ah Ramadaan Mubaarak

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


19 Street, Section 3
Nairobi
00610