Amjad Digital

Amjad Digital

Share

✅ Digital Marketing Trainer | ⭐ Paid Media Specialist | Certified Digital marketing |
Learn Our Courses At : Abdiazizamjad.com

20/04/2026

Video Ads vs Image Ads – Kee Baa Ka Shaqeeya Somalia 2026 | Marka la sameenayo xayeeysiinta Facebook .

Photos from Amjad Digital's post 17/01/2026

Successfully concluded a 3-day Digital Marketing Seminar at Buruuj Technical Secondary School.

Empowering students with practical skills in Digital Marketing, Social Media Marketing, Content Creation, and AI-powered branding.

Committed to building future-ready digital professionals. 🚀

13/12/2025

Sir ayaa kula wadaagayaa | ogaaw xayeesiinta dadka u socota |facebook ads

10/12/2025

“Fadlan jooji Boost Post!
Wax natiijo ah ma keento haddii aad rabto macaamiil dhab ah.
Muuqaalkan waxaan ku sharxayaa sababta Boost Post u shaqeyn waayo iyo sida loo isticmaalo Ads Manager si sax ah.”

👉 Bar SMM: abdiazizamjad.com

02/12/2025

Ma Jirto Baahi Dad Xayeeysiin Kuu Sameeya | VEO3 Waa Beddelkii !

01/12/2025

Xalka cilada xayeeysiinta facebook ee whatsapp

27/11/2025

Maxaa ku dhacay xayeysiinta Facebook?

Muuqaalkan waxaan si kooban ugu sharxayaa isbeddelka Meta Andromeda, sababta xayeysiintu u liidato , iyo sida aad u hagaajin karto ads-kaaga si ay u soo saarto natiijo.

Faham waxa is beddelay iyo sida aad ula jaan qaadi karto maanta.

👉 Waxaan Kuu diyaariyaya Course SOCIAL MEDIA MARKETING dhameestiran
Social Media Marketing (5 Modules + Shahaado)

Isku diiwaangeli halkan: https://abdiazizamjad.com/courses/social-media-marketing-course/

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Hoolwadaag
Nairobi
252