Garsoorfx Academy

Garsoorfx Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garsoorfx Academy, Education, Nairobi.

GARSOORFX ACADEMY
waa madal waxbarasho oo loogu talagalay dhamaan bulshada Soomaaliyeed in lagu caawiyo waxayna bixisaa short courses kala duwan oo ku saabsan barashada cilmiga Forex:-

WhatsApp: https://wa.me/message/MVV2JO7JL325H1

28/04/2026

OGAYSIIS – QABASHO ARDAY CUSUB (May 2026)

GarsoorFX Academy waxay furtay diiwaangelinta ardayda cusub ee bisha May 2026.

Fasallada la heli karo:
1️⃣ Basic & Intermediate
2️⃣ Advanced
3️⃣ 1 on 1 Personal Coaching

πŸ—“οΈ Diiwaangelintu waxay soconaysaa ilaa 10-ka May-2026

Isdiiwaangeli hadda – ha seegin fursadda.
β˜ŽοΈπŸ“ž WhatsApp: +254721491499

28/02/2026

GarsoorFX Academy waxay furtay diiwaangelinta ardayda cusub ee March 2026.

Fasallada la heli karo:
1️⃣ Basic & Intermediate
2️⃣ Advanced
3️⃣ 1 on 1 Personal Coaching

πŸ—“οΈ Diiwaangelintu waxay soconaysaa ilaa 10-ka March-2026

Isdiiwaangeli hadda – ha seegin fursadda.
β˜ŽοΈπŸ“žWhatsApp: https://wa.me/message/MVV2JO7JL325H1

21/12/2025

πŸ“’ OGAYSIIS- GARSOORFX ACADEMY

GarsoorFX Academy waa madal tababar online ah oo lagu barto xirfada forex trading waxaa la aasaasay 2020,
waxayna soo saartaa traders badan oo profitable ah kana shaqeysta suuqa Forex iyo crypto dhanka trading-kaπŸ“ˆπŸ’Ό

🌟 Academy-gu wuxuu ardayda siiya system dhameystiran oo la tijaabiyay,
si ay u noqdaan traders xirfad leh oo suuqa Forex & Crypto si guul leh uga ganacsada.

πŸ“£ Waxaan dib u furnay qabashada ardayda cusub – January 2026!
Forex Classes.

Haddii aad barato ICT-Plus System, waxaad isla system & strategy-kaas ku trade-gareyn kartaa Forex & Crypto

πŸ”Ή Basic Classes
πŸ”Ή Advanced Classes
πŸ”Ή 1-on-1 Coaching

πŸ“Š ICT-Plus System – Win Rate ilaa 90% βœ”οΈ

πŸ“² WhatsApp πŸ‘‰ wa.me/254721491499

⏳ Fursad xaddidan – ha moogaan! πŸš€

30/10/2025

Haka maqnaan 🌟kulanka GarsoorFX Academy ee aan bogaadin iyo dhiirrigelin ugu sameyneyno dhalinyarada geesinimada leh ee waqtigooda u huray in ay dhameystaan barashada xirfada ForexπŸ’ͺπŸ“ˆ.

Kani waa safar aqoon, hal-abuurnimo iyo mustaqbal ifaya! πŸš€

Abdulkadir Bilow (@BilowHon) on X 17/10/2025

πŸ•’ ⏳ Saacado kooban ayaa naga xiga kulankeenna Jimcaha! Soo diyaari qalinkaaga, meel degan & niyad deggan β€” casharkaan waa mid kaa dhigi doona mid heer sare ah. πŸ’ͺπŸ“˜

Abdulkadir Bilow (@BilowHon) on X

15/10/2025

πŸŽ™οΈ Space Alert!

This Friday , we’re going deep into Prop Firms & Challenge Accounts πŸ’‘ Waxaan sharxi doonaa:
βœ… Noocyada Challenge-yada ee Forex, Crypto & Futures
βœ… Shuruudaha & nidaamka ay ku shaqeeyaan
βœ… Sida trader-ku uga faa’iidi karo si sharci ah & xeeladaha guusha πŸš€

πŸ“ Location: Twitter Space –
πŸ•’ Time: 1:00 PM (EAT) | Friday

Trading is not luck β€” it’s knowledge, psychology & discipline. Join us and level up your mindset πŸ’―

10/10/2025
26/08/2025

Ma ku fikireysay inaad barato xirfad cusub oo wax-soo-saar leh?
Xirfad ku siin karta xorriyad dhaqaale ka hor inta aan la gaarin sanadka cusub? 2026πŸš€

Haddaba, GarsoorFX Academy waxay qaadan doontaa ardayda cusub Waliba Tiro kooban Bisha September-2025πŸ“š
⏳ Diiwaangelintu waxay socon doontaa ilaa 5 September-2025
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah iyo isdiiwaangelin La xariir: +254721491499

Garsoorfx Academy GARSOORFX ACADEMY
waa madal waxbarasho oo loogu talagalay dhamaan bulshada Soomaaliyeed in lagu caawiyo waxayna bixisaa short courses kala duwan oo ku saabsan barashada cilmiga Forex:-

WhatsApp: https://wa.me/message/MVV2JO7JL325H1

16/08/2025

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Nairobi