Kulan academy

Kulan academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulan academy, Trade school, 252, Nairobi.

19/03/2026

Ciid Mubarak dhammaan ummada muslimiinta
gaar ahaan ummada soomaliyeed ! 🌙✨
Ku ciida si farxad leh meel kasta oo aad joogtaan! 🎉😊


09/02/2026

kusoo dhawoow kulan academy waxaa qadaynaa fasalo cusub courses ka kala ah
1. Computer Basics 2. graphic design 3. Video Editing 4. Web development 5. Ui/Ux Design 6. E commerce
nagla soo xariir 68 5050402

01/02/2026

🔥 BARO GRAPHIC DESIGN - NOQO PROFESSIONAL! 🔥
Mudo gaaban gudaheed ku baro xirfada Graphic Design-ka,
adigoo gurigaaga jooga online class zoom lasoo xaadira
💻 Qaabka: Zoom Live (online classes).
🛠 Agabka: Waxaan ku siinaynaa Setups, Fonts, Templates & Mockups BILAASH ah.
👨🏫 Macalinka Toos u weydiineysa su'aalahaaga, Macalinka ku caawinaayo wixi kugu adkaado
3 software ku baraneysa phoshop, illustrator & Indesign
🎨 Natiijada: Waxaad awood u yeelan doontaa inaad design-gareyso wax walba (Logos, Posters, full Branding, business, invitation aroos, Rollup, Brochure, boorar, sawirad teysarda iyo waxwalbo design ku saabsan ku qaadaneysa ).
Koorasku waa Practical (Gacan-qabasho).
Ha lumin fursadan dahabiga ah!
📩 Is-diiwaangali Hadda: 68 5050402 ama call 615050402

01/01/2026

Yaa noo soo riixay 𝐅𝐮𝐮𝐬𝐭𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧😁
Mardhaw filo 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐃𝐇𝐢𝐦𝐢𝐬𝐭𝐚 sanadla ahayd
nagala soo xariir 68 5050402

20/11/2025

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November
قُم لِلمُعَلِّمِ وَفِّهِ التَبجيلا *** كادَ المُعَلِّمُ أَن يَكونَ رَسولا
macalimiinta soomaaliyeed Waxeey mudanyihiin in mar walba la maamuuso kaalinta ay ku leeyihiin horumarinta bulshada, iyo kobcinta aqoonta ummadda Soomaaliyeed.
Hambalyo macallin sharafta leh


06/10/2025

waxaa qaadaneynaa Fasalo Cusub oo la xariira 𝕏𝕚𝕣𝕗𝕒𝕕𝕕𝕒 ℕ𝕒𝕢𝕤𝕙𝕒𝕕𝕒𝕪𝕟𝕥𝕒 " 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 "
Waxaa si toos ah loo imaandoonaa xarunta Kulan academy
✅NB: 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒅𝒊𝒚𝒂𝒂𝒓𝒊𝒏𝒂𝒚 𝑳𝒂𝒃 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒖𝒕𝒆𝒓𝒔 𝒂𝒂 𝒌𝒖 𝒑𝒓𝒂𝒄𝒕𝒊𝒄𝒆 𝑮𝒂𝒓𝒆𝒆𝒔𝒂𝒂𝒏 𝑪𝒂𝒔𝒉𝒊𝒓𝒂𝒅𝒂 𝒍𝒂𝒒𝒂𝒂𝒅𝒂𝒏𝒂𝒂𝒚𝒐
⏰ 𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐭𝐢𝐦𝐞 & Part time
Link hoose iska diiwan geli
https://wa.me/message/FESV2RUA24L5G1
Ama nagala soo xariir 615050402 ama 68 5050402

08/09/2025

Brandku waxa uu ka caawina dadka inay ku gartaan


68 5050402

28/08/2025

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐝𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐮𝐢 𝐮𝐱 𝐝𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝟐 𝐛𝐢𝐥 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐤𝐚 𝗳𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶 𝗹𝗶𝗻𝗸 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲
https://wa.me/message/FESV2RUA24L5G1
Ama nagala soo xariir 615050402 68 5050402

28/08/2025

𝗢𝗴𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 Dadka jecel Barashada Computer ka 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝙚 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰𝘀 𝗼𝗼 𝗺𝘂𝗱𝗼 𝟯 𝗯𝗶𝗹 𝘀𝗼𝗰𝗼𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶 𝗹𝗶𝗻𝗸 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲
https://wa.me/message/FESV2RUA24L5G1
Ama nagala soo xariir 615050402 68 5050402

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


252
Nairobi