أن تُدخلني ربي الجنة 🤲
نشيدٌ إيمانيّ مؤثّر تؤدّيه طلاب مركز الهلال بأصواتٍ صادقة وقلوبٍ متعلّقة بالآخرة، دعاءٌ صادقٌ يذكّرنا بأنّ أعظم الأماني هي رضا الله ودخول الجنّة.
نسأل الله أن يتقبّل منهم، ويجعلهم من أهل القرآن.
#القرآن
#الدعاء
Markaz Alhilaal Nairobi
Fadlan Nagu soo biir Adigoo Mahadsan
arday soo bandhigay tuxfatul adhfaal
كلمة الترحيب: اميرة
“Sumaya, oo ka tirsan ardayda Markaz Al-Hilaal ee Nairobi, ayaa si cod macaan iyo akhris qurux badan u aqrinaysa Qur’aanka Kariimka.”
ful xafldi qalinjabinta 2025
Gabar yar oo kamid ah ardayda Markaz Al-Hilaal ayaa si qurux badan u akhrineysa Qur’aanka Kariimka.
Codkeeda iyo akhriskeedu waxay muujinayaan jacaylka ay u qabto Kitaabka Alle iyo dadaalka macallimiinta markazka ee barbaarinta caruurta diinta.
📖 Markaz Al-Hilaal – Jiil Qur’aan yaqaan ah oo akhlaaq wanaagsan lagu barbaariyo.
23/10/2025
Xaqa Dariska Allaah ha xifdiyo sheekheena Sheekh Mukhtaar Saneey wuxuu si cilmiyaysan u sharxayaa sida Islaamku u adkeeyay ilaalinta xuquuqda deriska
Sheekh Mukhtaar Saneey – Ilaahay ha xafidee – ayaa ka hadlay mowduuc aad muhiim u ah: Xukunka qofka ka taga salaadda.
Akhriskeedu waa mid qalbiga dejinaya oo tusaya barakada iyo iftiinka Kitaabka Alle.
اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا 🤲
Quran kariim Arday kamid ah aray markazka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Muratina Street California Eastleigh
Nairobi