Al-Taqwa Online Academy

Al-Taqwa Online Academy

Share

KU SOO DHAWOOW DUGSIGA AL-TAQWA OO AAD KA BARAN KARTO QURAANKA IYO CULUUMTA SHAREECADA SI ONLINE AG

28/02/2026

15/02/2026

🌿 Al Taqwa Online Academy 📖✨

Al Taqwa Online Academy waxaan ku beernaa qalbiyada carruurteena jacaylka Qur’aanka ka hor xifdigiisa.
Waxaan u fududeynaa fahamka macnaha si hab fudud, naxariis leh, oo xiiso leh.
Anagoo adeegsanayna sawirro midabbo leh iyo kuwo kartoon ah oo ka caawiya ilmaha fahamka, xoojinta xifdiga, iyo ku xirnaanta Qur’aanka Kariimka ah.

📚Maadoyinka aan bixino:

📖 Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah
🎵 Baridda axkaamta Tajwiidka iyo saxidda akhriska
📘 Fiqi si fudud oo ku habboon da’da ilmaha
📗 Caqiido si sahlan oo cad
📕 Siirada Nabiga ﷺ si sheeko macaan ah
📙 Qisooyinka Anbiyada si loo xoojiyo akhlaaqda iyo qiyamka

⏰ Muddada casharka: Hal saac oo dhammaystiran
👩‍🏫 Casharradu waa kuwo gaar ah (hal arday)
👩‍👧‍👦 Xifdintu waa haween iyo carruur oo keliya

🌸 Waxbarasho ku habboon maskaxda ilmaha
🌸 Hab xiiso leh oo ka fog caajiska
🌸 Qur’aanka jacayl ayaa lagu bartaa… qalbigana ayuu ku xafidmaa ka hor carrabka

📩 Kaalay oo Tijaabi Fursadan si bilaash ah.

14/02/2026

Haddii aadan maanta bilaabin… goorma ayaad bilaabi doontaa?

Ilmahaaga sii hadiyadda ugu weyn — Aqoon Qur’aan.
🎓 Al Taqwa Online Academy


https://wa.me/254719209913

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Nairobi