๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ

Share

Ubaya binu Kacab Secondary and Primary School

18/03/2026

Ramadaan / 1447

๐€๐›๐š๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ซ'๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š

Waxaa noo qabsoomay xaflad lagu abaal marinayay Ardayda kaalmaha h**e ka galay tartanka qur'aanka kariimka bisha Ramadan oo loo qabtay ardayda dugsiga hoose dhexe ee Ubaya binu kacab

Waxaa sidoo kale la abaal mariyay dhammaan Ardaydii ka qeyb gashay tartanka, si loogu dhiiri galiyo sii kordhinta dadaalkooda qur'aan xifdinta.

Waxaan u hambalyaynaynaa dhammaan guulaystayaasha, waalidiintooda iyo macalimiinta ka qayb qaatay qabsoomida tartanka QUR'AAN-ka ee dugsiga dhexe ee Ubaya.

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 17/03/2026

๐™†๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™›๐™ช๐™ง ๐™’๐™–๐™™๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™™ โ€“ Fasalka 4B (2017โ€“2018)

Kulan afur wadareed si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay qabteen ardaydii ka qalin-jabisay Dugsiga Sare Ubaya Binu Kacab (2017โ€“2018) ayaa ka qabsoomay Goljano Garden.

Kulankan oo noqday dhaqan soo jireen ah muddo 9 sano ah, waxa uu ahaa mid xoojinaya xidhiidhka iyo midnimada ardayda. Ka qaybgalayaashu waxay si qoto dheer u muujiyeen mahadnaq ay u hayaan maamulka iyo macallimiintii door weyn ka qaatay tarbiyadooda iyo aqoontooda.

Waxaa sidoo kale kulanka ka soo qayb galay form master-kii fasalka 4aad, Maxamed Cali Bade, iyo xubno ka tirsan maamulka sare ee dugsiga.

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 17/03/2026

P4.Xafladda Abaal-marinta Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka โ€“ ๐˜ฟ๐™ช๐™œ๐™จ๐™ž๐™œ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ง๐™š ๐™š๐™š ๐™๐™—๐™–๐™ฎ๐™–(2025โ€“2026)

27 ๐™๐™–๐™ข๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ฃ Waxaa si heer sare ah u qabsoomay xafladda abaal-marinta ardaydii ku guulaystay tartanka Qurโ€™aanka Kariimka ah ee Dugsiga Sare ee Ubaya, sannad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Ardaydii kaalmaha h**e ka gashay tartanka ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinno kala duwan, si loo dhiirrigeliyo dadaalkooda iyo xifdiga Qurโ€™aanka Kariimka ah.

Xafladdu waxay muujisay qiimaha ay leedahay barashada Qurโ€™aanka Kariimka ah iyo kobcinta hibada ardayda.

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 17/03/2026

P3.Xafladda Abaal-marinta Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka โ€“ ๐˜ฟ๐™ช๐™œ๐™จ๐™ž๐™œ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ง๐™š ๐™š๐™š ๐™๐™—๐™–๐™ฎ๐™–(2025โ€“2026)

27 ๐™๐™–๐™ข๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ฃ Waxaa si heer sare ah u qabsoomay xafladda abaal-marinta ardaydii ku guulaystay tartanka Qurโ€™aanka Kariimka ah ee Dugsiga Sare ee Ubaya, sannad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Ardaydii kaalmaha h**e ka gashay tartanka ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinno kala duwan, si loo dhiirrigeliyo dadaalkooda iyo xifdiga Qurโ€™aanka Kariimka ah.

Xafladdu waxay muujisay qiimaha ay leedahay barashada Qurโ€™aanka Kariimka ah iyo kobcinta hibada ardayda.

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 17/03/2026

Xafladda Abaal-marinta Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka โ€“ ๐˜ฟ๐™ช๐™œ๐™จ๐™ž๐™œ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ง๐™š ๐™š๐™š ๐™๐™—๐™–๐™ฎ๐™–(2025โ€“2026)

๐™Ž๐™–๐™ฌ๐™ž๐™ง๐™ค #2

๐™Ž๐™–๐™ฌ๐™ž๐™ง๐™ค #1

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 15/03/2026

Sabti : 14-03-2026.
Afur Wadareed Dugsiga Dhexe ee
------------------------------------
Waxaa shalay galab lagu qabtay , afur wadareed loogu talagalay xoojinta midnimada iyo wada shaqaynta Macalimiinta iyo maamulka dugsiga dhexe ee Ubaya.

Munaasabaddan afurka ah waxaa ka soo qayb galay maamulka dugsiga iyo macallimiinta kuwaas oo muujiyay midnimo iyo wada-jir.

Afurkan wadareedkan wuxuu ahaa mid xambaarsan dhiirrigelin, wada shaqayn iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya macallimiinta iyo maamulka, gaar ahaan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 14/03/2026

๐™Ž๐™–๐™ฌ๐™ž๐™ง๐™ง๐™ค #3 : ๐™†๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™›๐™ช๐™ง ๐™’๐™–๐™™๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™™ ๐™–๐™

Kulan ๐™†๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™›๐™ช๐™ง ๐™’๐™–๐™™๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™™ ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ardaydii wax ka baratay sanad dugsiyeedkii 2016-2017 ayaa ka qabsoomay
habeenkii 25-aad ee Ramadaan 1447.

Ardaydii kulanka ka soo qayb gashay waxay si qoto dheer ugu mahadceliyeen ๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ž wax soo baray ee door weyn ka qaatay tarbiyadda iyo aqoonta ay maanta ku faanayaan

Photos from ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€, ๐—•๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ's post 14/03/2026

๐™Ž๐™–๐™ฌ๐™ž๐™ง๐™ง๐™ค #2 : ๐™†๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™›๐™ช๐™ง ๐™’๐™–๐™™๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™™ ๐™–๐™

Kulan ๐™†๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™›๐™ช๐™ง ๐™’๐™–๐™™๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™™ ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ardaydii wax ka baratay sanad dugsiyeedkii 2016-2017 ayaa ka qabsoomay
habeenkii 25-aad ee Ramadaan 1447.

Ardaydii kulanka ka soo qayb gashay waxay si qoto dheer ugu mahadceliyeen ๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ž wax soo baray ee door weyn ka qaatay tarbiyadda iyo aqoonta ay maanta ku faanayaan

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

X. Jarka And Fardaha
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00